Maamulka Jubbaland Oo Ku Dhawaaqay Liiska Musharixiinta Aqalka Sare

0
Sunday October 09, 2016 - 13:12:18 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1711
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Jubbaland Oo Ku Dhawaaqay Liiska Musharixiinta Aqalka Sare

    Maamulka Jubalaland ayaa ku dhawaaqay liiska xubnaha musharaxiinta u taagan aqalka sare oo ka kooban 20 xubnood waana maamulkii 3aad ee soo saara liiska Musharaxiinta u matalaya Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Jubalaland ayaa ku dhawaaqay liiska xubnaha musharaxiinta u taagan aqalka sare oo ka kooban 20 xubnood waana maamulkii 3aad ee soo saara liiska Musharaxiinta u matalaya Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya.

Liiska lasoo saaray waxaa ku jira siyaasiyiin caan ah oo qaarkood soo maray Madaxda Maamulka Jubaland waxaana Kamid ah Madaxwayne ku xigeenkii 1 aad ee Jubaland Cabdulaahi Shiikh Ismaaciil Fartaag iyo Siyaasyiin kale oo caan ka ah Magaalada Kismaayo iyo Waliba C/fataax Maxamed Cali oo ka mid ahaa Ururkii Xisbul Islaam,

Hoos ka Akhriso liiska Musharaxiinta maamulka Jubbaland oo u taagan aqalka sare.

 
 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip