Dastuur Uu Yeelanaayo Maamul Cusub Oo Maanta Lagu Ansixiyay Magaalada Baledweyne + Sawirro

0
Monday October 10, 2016 - 15:37:32 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1163
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dastuur Uu Yeelanaayo Maamul Cusub Oo Maanta Lagu Ansixiyay Magaalada Baledweyne + Sawirro

    Maanta ayaa Magaalada Baledweyne waxaa lagu Ansixiyay Dastuur uu yeesho Maamul ay ugu Magacdareen Hiiraan State,waxaana Caasimadda Maamulkaasi laga dhigay Degmada Buula-barde ee Gobolka Hiiraan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maanta ayaa Magaalada Baledweyne waxaa lagu Ansixiyay Dastuur uu yeesho Maamul ay ugu Magacdareen Hiiraan State,waxaana Caasimadda Maamulkaasi laga dhigay Degmada Buula-barde ee Gobolka Hiiraan.

Sidoo kale waxaa Odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan ay sheegeen in ay deg deg u dhisi doonaan Maamulka Hiiraan State.

Maamulkaan Hiiraan State ayaa looga soo horjeedaa Maamulka Hirshabelle ee Dhismihiisu ka socda Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip