Akhriso:-Magacyada Xubnaha Aqalka Sare Ee Dowlad Goboleedka Puntland + Sawirro

0
Friday October 21, 2016 - 06:54:21 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1934
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso:-Magacyada Xubnaha Aqalka Sare Ee Dowlad Goboleedka Puntland + Sawirro

    Baarlamaanka Maamul goboleedka Puntland ayaa magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ku doortay koow iyo toban xubnood ee u matalaya Aqalka sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baarlamaanka Maamul goboleedka Puntland ayaa magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ku doortay koow iyo toban xubnood ee u matalaya Aqalka sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

koow iyo tobanka xubnood oo ay soo doorteen Maamul goboleedka Puntland ayaa waxaa ku jira mas’uuliyiin caan ka ah Maamulka Puntland iyo dowlada Soomaaliya.


Hoos ka Akhriso xubnaha Liiska Aqalka Sare ee dowlad goboleedka Puntland.

1.Hodan Maxamud Cismaan

2. Siciido Xasan Cismaan

3. Shukri Adan Maxamed

4. Maxamuud Axmed Maxamuud

5. Bootaan Barre Samatar

6. Farxaan Cali Xuseen

7. Mahad daahir Shiikh nuur

8. Cabdisalaan Xaaji Maxamuud dheere

9. Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake

10.Cabdiraxmaan Sheekh Maxamuud Faroole

11. Cabdirisaaq Xasan Cismaan Juurile

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip