Xildhibaanada Somaliland Oo Ansixiyay Heshiiskii Saldhiga Milatari Ee Dowlada Imaaraadka

0
Sunday February 12, 2017 - 14:00:39 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1386
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaanada Somaliland Oo Ansixiyay Heshiiskii Saldhiga Milatari Ee Dowlada Imaaraadka

    Xildhibaanada Labada Gole ( Guurtida iyo Wakiilada) ee maamulka Soomaliland ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay heshiiskii Saldhiga Milateri ee Xukuumada Somaliland lagashay dowlada Imaaraadka Carabta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada Labada Gole ( Guurtida iyo Wakiilada) ee maamulka Soomaliland ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay heshiiskii Saldhiga Milateri ee Xukuumada Somaliland lagashay dowlada Imaaraadka Carabta.

Kadib kulan ay ku yeesheen xarunta Baarlamaanka ayay ku ansixiyeen Xildhibaanada in uu sharci yahay heshiiskii Saldhiga Milateri ee Xukuumada Somaliland lagashay dowlada Imaaraadka carabta.

Kulanka waxaa shir Gudoominayay Gudoomiyaha golaha guuritda Saleebaan Nuur, waxaa ogolaaday heshiiska 144 xildhibaan, waxaa diiday hal xildhibaan, shana way ka aamuseen, Gudoomiyuhuna muucodayn.

Heshiiskan ayaa todobaad yadii ugu dambeeyay doodiisu ka taagnayd Somaliland kaasi oo bulshada qaybo kamid ah ay diidanaayeen halka qaarna soo dhaweeyeen.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip