Askari ka tirsan Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM oo Somalia lagu dilay

0
Thursday April 20, 2017 - 01:26:20 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2481
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Askari ka tirsan Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM oo Somalia lagu dilay

    Askari ka tirsanaa Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ee qeybta Jabuuti ayaa duhurnimadii maanta waxaa lagu dilay Magaalada Buulo-burde ee Gobalka Hiiraan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Askari ka tirsanaa Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ee qeybta Jabuuti ayaa duhurnimadii maanta waxaa lagu dilay Magaalada Buulo-burde ee Gobalka Hiiraan.

Askarigan ayaa xilligii la dilayay waxa uu ku sii jeeday xero ciidan oo ku taalla dhinaca galbeed ee magaalada, waxaana si gaadmo ah u toogtay Rag ku hubeysnaa Bastoolado, sida ay sheegeen dadka Degaanka.
Howlgal ay Ciidamada ka sameyeen goobta ay toogashadu ka dhacay ayey ku soo qabteen dad ka ag dhowaa halka lagu dilay askariga AMISOM ka tirsanaa.

Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Djibouti ayaa xaqiijiyay dhimashada Askarigan, iyagoo sheegay in la soo qabtay nin hubeysan oo loo maleynayo inuu ka mid ahaa kuwa dilka geystay.



Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip