NISA oo Gacanta ku dhigtay Xubin Sare oo ka tirsan Al-shabaab

0
Wednesday October 24, 2018 - 12:43:31 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 1280
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    NISA oo Gacanta ku dhigtay Xubin Sare oo ka tirsan Al-shabaab

    Howlgal qorsheysan oo ay Ciidamada amniga dowlada Soomaaliya ka fuliyeen Magaalada Muqdisho ayaa waxa kusoo qabteen Xubin sare oo ka tirsan dagaalamayaasha Ururka Al-shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Howlgal qorsheysan oo ay Ciidamada amniga dowlada Soomaaliya ka fuliyeen Magaalada Muqdisho ayaa waxa kusoo qabteen Xubin sare oo ka tirsan dagaalamayaasha Ururka Al-shabaab.

Xubintan Sare oo tirsan Al-Shabaab ee lagu qabtay howlgalka Ciidamada amniga ay ku fuliyeen Muqdisho ayaa Taliska NISA waxa uu ku sheegay in uu ahaa Nin Khabiir ku ah Qaraxyada.

War kooban oo kasoo baxay Taliska Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka ee NISA ayaa lagu sheegay in howlgalkan uu qeyb ka yahay Dadaalada lagu sugayo amniga.

"Ciidanka Amniga, ayaa ku qabtay X-koontarool xubin AS ah oo khabiir ku ah qaraxyada. Holwgalkaan wuxuu qeyb ka yahay dadaalada lagu sugayo amniga. Aan si wadajir ah uga hortagno qarax maleegayaasha”.

Ciidamada amniga dowlada Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho iyo qaar kamid ah Gobolada Dalka waxa ay ka wadaan Howlgalo,kuwaasi oo lagu xaqiijinayo amniga Magaalada iyo Gobolada Dalka.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip