Akhriso:-Taliye Ciidan oo goordhow loo magacaabay Gobolka Nugaal

0
Monday October 29, 2018 - 13:58:55 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 1045
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso:-Taliye Ciidan oo goordhow loo magacaabay Gobolka Nugaal

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ku magacaabay xeer Madaxweyne Lr 160, Oct 29 2018 Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ku magacaabay xeer Madaxweyne Lr 160, Oct 29 2018 Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland.

Markuu arkay: Dastuurka Puntland.

Markuu arkay: Aqoontiisa iyo khibraddiisa shaqo.

Wuxuu Xeeriyey.

Waxaa G/Sare Xassan Cabdullaahi Maxamed loo magacaabay Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal.

Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip