Golaha Shacabka saakay ka Doodi doona qodobo muhiim ah

0
Monday November 12, 2018 - 08:34:29 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 1037
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Shacabka saakay ka Doodi doona qodobo muhiim ah

    Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 12-ka bisha November 2018, waxa ay kulan ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 12-ka bisha November 2018, waxa ay kulan ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka ayaa ah aqrinta koowaad ee hindise sharciyeedka duulista hawada iyo ku noqoshada miisaaniyadda 2018.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa lagu wargeliyay in uu jiro kulanka Baarlamaanka Maanta,isla markaana laga doonayo inay kasoo qeyb galaan.

Ciidamada amniga ayaa saakay xiray wadooyinka soo gala iyo kuwa kabaxa Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho,iyadoona amniga aad loo adkeeyay.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip