
0
www. Soomaalidamaanta.com, Raadio freesomalia.com, Warsheekh.com, calayaale.com, Cisaleey.com, manabolyo.com, Puntlandpost.com, Soomaliweyn.com, Ceelbaraf.net, mareeg.com, gololey.com iyo Shaaciye.com, waxay tacsi tiiranyo leh u diraayaan Tafatiraha Websidka Shaaciye.com Hussein Madoobe oo hooyadiis alaha unaxariistee marxuumad Xaliima Mohamed Hassan ( Jaaqoow) dhowaan ku geeriyootay caasimada Soomaliye ee muqdisho.
Akhristayaashu, waxay ilaahay uga baryayaan in uu marxuumada ka waraabiyo jannadul fardowsa, dhammaan qaraabaddii iyo eheladdii ay ka geeriyootayna uu ka siiyo samir iyo iimaan. aamiin. aamiin aamiin.
Wabillahi Towfiiq
Xil. Mohamoud Ghedi Aw Hilowle
Jowhar53@hotmail.com
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 392169
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 84097
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67941
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55488
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 54000
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50351
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44254
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43609
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38657
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38189
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1693
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 2229
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 2033
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1803
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1877
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1785
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1848
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2296
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 2240
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 1991
Tacsi: Dhammaan akhristayaasha websidyada kala duwan ee qora afka Soomaliga
INAA LILAAHI WAA INAA LEYLI RAAJICUUN Dhammaan akhristayaasha websidyada kala duwan ee qora afka Soomaliga iyo afafka ajnabigaba, gaar ahaan websidyada kala ah:-