Samuel Eto'o ayaa la sheegay inuu sii joogaayo Naadigiisa Barcelona....

0
Wednesday August 13, 2008 - 15:29:04 in Sports by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2037
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Samuel Eto'o ayaa la sheegay inuu sii joogaayo Naadigiisa Barcelona....

    Weeraryahanka Reer Cameroon iyo Kooxda Barcelona oo dhawaanahaan lala xiriirinaayay Naadiyo badan oo ka dhisan Qaaradda Yurub ayaa la sheegay inuu sii joogaayo Naadigiisa Barcelona ilaa Dhowr Xili Ciyaareed, Warkaas ayaa lasheegay marki ay Kulan qaat

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weeraryahanka Reer Cameroon iyo Kooxda Barcelona oo dhawaanahaan lala xiriirinaayay Naadiyo badan oo ka dhisan Qaaradda Yurub ayaa la sheegay inuu sii joogaayo Naadigiisa Barcelona ilaa Dhowr Xili Ciyaareed, Warkaas ayaa lasheegay marki ay Kulan qaateen Macalinka Naadiga Guardiola iyo Eto'o.
Eto'o waa Ciyaartoyda aan ku dhaarano kaas oo dhawaanahaan lasheegay inuu marayo Wadadi ay hore u mareen Saaxibadiisa Ronaldinho iyo Deco laakin Eto'o wuu jogayaa sidaa waxaa yiray Guardiola.
 
Tababaraha Naadiga Barcelona ayaa wareysi uu siiyay Websiteka Naadiga kadib Kulan ay laqaateen Naadiga Wisla Krakow ayuu ku sheegay in uu ku sii haayn doono Naadiga Ciyaaryahanka.
 
27 Jirka Reer Cameroon ayaa Kooxda u ahaa dhaliye ilaa 2004 marki ay ka soo qaateen Naadiga Real Malorca, waxaana codsiyo isdaba joog ah u soo diraayay Naadiyo Fara badan oo ay ugu horeeyaan Chelsea, Inter, Juventus, Milan, Arsenal iyo Manchester United.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip