TACSI. INAA LILLAAHI WAA INAA ILEEHI RAAJICUUN MARXUUM Professor Cumar Calasow Axmed Dhuungaab.

0
Saturday October 03, 2009 - 18:06:52 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1755
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI. INAA LILLAAHI WAA INAA ILEEHI RAAJICUUN MARXUUM Professor Cumar Calasow Axmed Dhuungaab.

    Waxaan halkaan tacsi uga diraynaa dhamaan reer Cumar Calasow Ahmed Dhuunqaab, Hooyo Xassno Cali Sheik, Abti Xassan Cali Sheik iyo Dhamaan Qaraabada oo dhan inta taqiinay iyo inta ahal u ahba. Waxaana tacsidani dirayo dadka kala ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan halkaan tacsi uga diraynaa dhamaan reer Cumar Calasow Ahmed Dhuunqaab, Hooyo Xassno Cali Sheik, Abti Xassan Cali Sheik iyo Dhamaan Qaraabada oo dhan inta taqiinay iyo inta ahal u ahba. Waxaana tacsidani dirayo dadka kala ah.

1   Professor Xassan Maxamed Omar (OKIYO)
2   Dr Ahmed Mohammed Mohammoud (Ahmedwarsheik)
3   Dr Ahmed Mohamud Kulmiye
4    Professor Cabdiraxaman Xassan Tuure

5        Dr Cabdulqadir Yalaxoow Hiraabe

6        Sheik Qasim Sheik Abdirahman  (Alwarsheiikiyi)

7        Sheik Mohamud Sheik Abdirahman (Sayidka)

8        Sheik Daud Sheik Mohammed

9        Sheik Omar Sheik Mohammed iyo dhamaan ehelka Reer Warsheik iyo Cadale ee kukala nool wadanka dibadiisa iyo Gudahiisa.

Dhamaan dadka kor ku qoran waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan  dhamaan reer Cumar Calasow Ahmed Dhuunqaab Hooyo Xassno Cali Sheik, Abti Xassan Cali Sheik iyo Dhamaan Qaraabada oo dhan inta taqiinay iyo inta ahal u ahba.  MARXUUM Professor Cumar Calasow Axmed Dhuungaab oo  ku geeriyooday  TUULADA CADA,UUL EE DEGMADA CADALE GOBOLKA SHABEELADA DHEXE SOMALIYA tariikhdu marka ay aheyd 1da Oktober 2009 waxeyna leeyihiin janatul firdowso allaha ka waraabiyo, qaraabadii iyo ehelkii uu katagayna samir iyo iimaan Alaha kasiiyo (aamiin).
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip