Tahniyad Dhalasho farxad leh, Macalin Xasan Max'ud C/lle (M.Xusuley) iyo Aamina Cadar oo wiil ugu dhashay dalka Ethiopia

0
Sunday December 06, 2009 - 21:59:15 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1936
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tahniyad Dhalasho farxad leh, Macalin Xasan Max'ud C/lle (M.Xusuley) iyo Aamina Cadar oo wiil ugu dhashay dalka Ethiopia

    Waxa tahniyad dhalasho farxad leh hawada loo marinayaa Aabe Xasan Max'uud C/lle oo loo yaqaano Macalin Xusuley iyo Aamino Cadar oo wiil ugu dhashay dalka Ethiopia gaar ahaan magaalada Addis-abab wiilkaa oo loo bixiyay Muscab Macalin Xasan Max&#

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa tahniyad dhalasho farxad leh hawada loo marinayaa Aabe Xasan Max'uud C/lle oo loo yaqaano Macalin Xusuley iyo Aamino Cadar oo wiil ugu dhashay dalka Ethiopia gaar ahaan magaalada Addis-abab wiilkaa oo loo bixiyay Muscab Macalin Xasan Max'uud C/lle (M.Xusuley) waxana la leeyahay soo bar baar oo noqo kii diintiisa,dalkiisa iyo dadkiisa anfaco. Dadka tahniyada diraya waxaa ka mid ah: 1) Sh. Maxaxmuud Macalin Xasan 2) Sh. Nuur ow cabdulle. (sh. Nuur Tookiyo) 3) Sh. Abuukar Macalin Maxamuud 4) Sh. Cabdulle Xasan Maxamed 5) Macalin Asad Sanyare 6) Cumar Sh Axmed Yare (Dr- Caamir) 7) Sh.Maxamed Toxobow 8) Sh. C/raxmaan Xuseen Xasan ( Sh. Fanax) 9) Macalin Nuur Xuseen Raage 10) Xuseen Xaaji Faanaaye 11) C/raxmaan Siid Cali (Iiraan Cadde) 12) Cali Sh Axmed (Cali yare) 13) Axmed Macalin 14) Muna Macalin Xusuley 15) Aamina Sh Axmed Yare 16) Farxiyo Faarax Dhammaan dadkaan oo ku sugan dalka Ethiopia gaar ahaan magaalada Addis-abab waxey hambalyo dhalasho farxad leh hawada u marinayaan Aabe Macalin Xusuley iyo Aamina Cadar oo dhawaan wiil ugu dhashay magaalada Addis-abab wiilkaas oo loo bixiyey Muscab Macalin Xusuley waxey leeyihiin Munasarow soo bar baar oo noqo kii anfaca diintiisa, dalkiisa iyo dadkiisa.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip