Anagoo ka mid ah Jaaliyadda Soomaliyeed ee ku dhaqan magaalada Rochester ee gobalka Minnesota, waxaan leenahay" geeridu waa xaq-aduunkaana cidi ku waari meeyso" sidaas daraadeed waxaan halkaan Tacsi tiiraanyo leh u direynaa dhamaan qoyskii, eheladii, qaraabaddii, asaxaabtii, bahda Isboortiga, gaar ahaan maamulka sare ee nadiga Dekeda Muqdishu iyo dhammaan shacabka Soomaliyeed, geeridii ku timid Alaha Unaxariistee marxuun Cabdirahmaan Dhuunte oo dhowaan ku geeriyooda magaala madaxda Soomaliya ee Muqdisho.
Tacsidaan waxaa diraaya iyagoo tiiraan-yaysan dadka hoos ku tixan:
1. Abdulle Hassan-nuurow ( Maxaad -dheerow)
2. Mohamoud Ghedi Aw Hilowle ( Geela)
3. Ali Mohamed Muhudin
4. Seynab Rooble
5. Sheekh Hassan Ali Alasow
6. Xaji Hasan Nuurow
7. Dr. Ahmeed Mohamed Farah
8. Muhudin Haji Ali Olow
9. Cabdullahi Cal Alasow
10. Ilo Aw Ahmed Tifow
11. Macalim Ahmed Hassan Mohamed
12. Macalim Ciise
13. dhammaan taageerayaasha Naadiga Dekede Xamar.
Ahmed Mohamed ( Ahmed Shutul)
Rochester, MN.
INAA LILAAHI WAA INAA ILAAHI RAAJICUUN.TACSI MARXUUM Cabdirahmaan Dhuunte
Anagoo ka mid ah Jaaliyadda Soomaliyeed ee ku dhaqan magaalada Rochester ee gobalka Minnesota, waxaan leenahay" geeridu waa xaq-aduunkaana cidi ku waari meeyso"