baarlamaanka banaadirland laakin aanba warka heeyn inaanba lasoo haddal qaadin, horinta wasiirada ah iyo guutada xildhibaanada ah eey ku joogaan teeyda anigaa leh taadana kula lihi oo goboladda eey ka yimaadeen dhaqaalahoodu shaqeeynaayo wax dhib ahna eeysan ka jirinkaaga daranta waa 1000 oo u dhiganta
1% shacabka soomaaliya gudaha iyo dibadda ku nool
B/pland Banaadirland ma barideen
waa kala baadiyoow nayee
B/dowlad kuuma Bagine beryahaan
Buuqiiga jooji puntlaneey
B/puntlan anaa u booday ber kalee
ma Baarlamaanki buufiska
B/dawladda waa Baarlamaanki Bulshadee
ha i Baleeynin puntlaneey
B/pl waxaa kaa Buuxa Heer Bishwaar
oo ku soo Barbaaray pakistan
B/dowlada Buufis ha gelin Bulshadaan
Bunduqa eey kubaa Ba,sheen
B/puntland Bashtuugi yaa ka Buuxsamee
hala Bilaabo Baaritaan
B/dawladda Burcadbadeeddi Beryahaan
Boosaaso maka Booniyaan
B/pl Ba,a Boliiski puntland maad
Burcadbadeed u Bixiseen
B/dowladda Been maadan sheegin berigee
Burcadbadeed ma Boolisaa
B/puntland waa Burcad amba waa Boliis
waa Berki loodhigee ka Bood
B/dowladda haddad Bandiirad yeelateen
Burcadbadeed maka Baxdeen
B/puntland hoow Boodina Bolis Puntland
Barobagaan maka Baxdeen
B/dowladda Ber isutaaggi Beryahaan
kaa soo Burqeeysay Beerta keen
B/puntland Basaas fadhiya Baarlamaan
ya ma Ba,do Buro foolkutaal
B/dowlada Bersentihaad u Bugteen
Baarbaaristiisi Bismiyaa
B/puntland nin Bad irmaanleh oon Baqeeyn
kaagama Baahna Bersenteed
B/dowlada Burcad badeed nin Biishay Maa
Basaas ku sheegay Baarlamaan
B/puntland Burcadbadeeda waa buraa
minaad Bakaaro Booqatiin
B/dowladda Badda cadmeed boqolkunoo
ku Baa ba,day ma Baajiseen
B/puntland waa loo Bareeray Buundadaas
markaan Baajaayo ma bukaa
B/dowladda Bunduq iNya lasoo Baxdaad
badweyn dhexdeed ku bood tiraa
B/puntland dad Buufis la Bistood ahaa
Badduu maleeyay meel Banaan
B/dowladda Heer baydhabo maxeey Ba,sheen
birtaadi yaad ula Baxdee
B/puntland Bamkoo ku laaban Bidixdeey
Berkaan kale iigu Baryaan
B/dowladda Bakool markii ad Bilqaneed
Baydhabo ku Bireey meheeyn
B/puntland Baryuu mategin Baydhabee
Berigaas Baawaraan lahaay
B/dowladda Beryahaan beesha dhagax-buur
xeey Bi,isood u Baacsatiin
B/puntland Beesha tigriiga nin Ba,shaa
Boosaaso ku Badbaadi maa
B/dowladda ninkugu soo Baqday Bireey
waa Bowdadaada Barka gooy
b/puntland Boqorki aanku Ballan noo( mellez)
ninkoow ka buko waa Bireeyn
B/dawladda Barya salaama waa Bexee
haniigu Biirin Baas ya kheeyr
Barlamaanka DFKMG Iyo Barlamaanka Puntland Oo Isku Shirbay (By Shaaciye News)
waxaa la yiraahdaa shiribkaa ujeedda badan waxaa shiribkaan is dhaaf sanaaya labada baarlamaan ee puntland iyo kan dawladda soomaaliya waxaa soo wacaaya baarlamaanka puntland oo doonaayay