Tahniyad Dhalasho C/raxman Xaji C/llaahi & Sahro Jimcaale oo Wiil Ugu Dhashay Deg-Warsheekh

0
Friday January 22, 2010 - 11:28:25 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1766
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tahniyad Dhalasho C/raxman Xaji C/llaahi & Sahro Jimcaale oo Wiil Ugu Dhashay Deg-Warsheekh

    Dhamaaan Maamulka, Shaqaalaha iyo Aqristayaasha Shabakada Warsheekh waxa halkaan Tahniyad dhalasho oo farxad leh uga dirayaan Webmasterka Shabakada Warsheekh C/raxman Xaaji C/llaahi iyo Sahro Jimcaale Maxamed oo Wiil Ugu Dhashay Degmada Warsheekh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhamaaan Maamulka, Shaqaalaha iyo Aqristayaasha Shabakada Warsheekh waxa halkaan Tahniyad dhalasho oo farxad leh uga dirayaan Webmasterka Shabakada Warsheekh C/raxman Xaaji C/llaahi iyo Sahro Jimcaale Maxamed oo Wiil Ugu Dhashay Degmada Warsheekh.

 

Hambalayadaan ayaa waxa dirayo Qaar kamid ah maamulka, Shaqaalaha iyo Aqristayaasha Webka Warsheekh oo kala ah.
 
1. Max’ud Sheekh Axmed Yare (Lilaahi)    (Warsheekh)
2. Maxed Deeq Muuse (Deeq Darajo)       (K/Afrika)
3. Xildhibaan Max’ud Gedi Hilowle             (U.S.A)
4. Max’ud C/llaahi Egale                            (Italy)
5. Axmed Sheekh Da’ud                            (K/Afrika)
6. Cabdifitaax Hanis                                  (Baydhabo)
7. Xuseen max’ud Faras                            (K/Afrika)
8. C/qaadir Xaashi Maxamed                     (Uk)
9. C/raxman Xaaji Axmed                           (Sweden)
10. Cumar Sh: C/raxman Max’ud                (Swizerland)
11. Cali Sheekh Axmed Yare                       (Ithiopia)
12. C/rashiid Maxamed Yuusuf                    (Nairobi)
13. Max’ed Sheekh Cumar                          (K/Afrika)
14. Max’ud Axmed Xasan  (Xuurshe)          (Muqdisho)
15. Max’ed Xasan Bakistaan                      (Maalta)
16. Aamino Sheekh Ibraahim Sh: Cabdi     (Abu Dhabi)
17. Luul Maxamed Guhaad                         (Finland)

Dhamaan Maamulka, Shaqaalaha iyo Aqristayaasha webka warsheekh waxa tahniyadaan farxada leh hawada umarinayaan C/raxman Xaaji C/llaahi iyo Sahro Jimcaale Maxamed Oo taariikhda Markey eheed 21/01/2010 wiil ugu dhashay Degmada Warsheekh wiilkaas ayaa loo bixiyay Siid Cumar Bin C/raxman, waxa ayna leeyihiin dadkani, "Noqo siidow kii dadkiisa, Dalkiisa iyo  Diintiisa  Anfaca", Aamiin Amiin Amiin

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip