Xulka Masar oo qaaday koobkoodii Toddobaad ee Africa Nation Cup 2010.

0
Monday February 01, 2010 - 13:12:02 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 968
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xulka Masar oo qaaday koobkoodii Toddobaad ee Africa Nation Cup 2010.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxay habeenkii xalay kooxda kubada cagta ee masar ay hooydeen koobka africa nation oo lagu soo gaba gabeeyey Magaalada caasimada u ah dalka Angala ee Luwanda iyadoo ay ciyaartaasi ay ka dhacaysay garoonka 11novemper ee ku yaala caasimada wadanka Angola .
 
Xaflada iyo dabaaldaga koobkaasi ayaa waxa ka so qayb galay masuliyiinka socota kubada cagta ee kala ah: gudoomiyaha xiriirka kubada cagta ee fifa macheal balatini , gudoomiyaha x/k/cagta ee Africa ciise xayaatu, Gudomiyaha Xiriirka Afrika ((CAF) Suleiman Habuba, madaxwaynaha Angola José Eduardo dos Santos iyo masuuliyiin kale oo aad u fara badan oo ka soo qayb galay xafladaasi gudoonsiinta koobka Africa nation cup 2010 wadanka msar.
 
Xulka kubada cagta masar oo loo yaqaan fariicinada ayaa waxa ay xalay qadeen koobkoodii 7aad ee Africa nation, iyadoo ay xulka msar ay wood u sheegteen xulka kubada cagta chana oo ay wada yimadeen wareega kama danbayska ee koobka Africa nation.
 
Qaranka masar ayaa goosha ay uga badeen xulka china waxaa u dhliyey laacibka maxamed gedo oo ah laacib kursiga keedka u fadhiya xulka masar, iyadoona ay ciyaarta ku soo idlaatay 1-0 oo ay guuusha ku raacday xulka kubada cagta ee loo yaqaan faraacinada.
 
Xiddigaasi maxamed gedo ayaa waxa uu sidoo kale xulkiisa masar ka caawiyey dhinaca golal dhalinta, waxuuna u dhaliyey tiro goolal ah oo gaaraysa 5gool oo uu ku qaaday kabaha goolasha Africa nationan.
 
Xulka kubada cagta ee masara ayaa waxa uu cashar ka dhigay koobka Africa nation cup isagoo qaaday 3jeer oo isku xigta koobka Africa nation cup.
 
Tababaraha xulka masar xasan shaxato ayaa waxa uu hanbelyeen iyo bugaadin u diray shacabkiisa masar waxuuna u sheegay in ay yihiin xulka qaarada Africa.
 
Qaranka msar ayaa waxa uu la hoyday koobka Africa nation cup sanadihii kala ahaa:1956,1958,1986,1998,2006,2008,2010.
 
Dhica kale xafladaasi ayaa waxaan ka soo qayb galay madaxwaynha wadanka masar ee maxmed xusni mubaarak, balse tageerayaasha xulka masar ayaa waxa ay soo buux dhaafsheen garoonka 11novemper oo ay hard an agad ku wad galeen labada xul ee masar iyo chana.
 
Opoku Agyemang, Ghana; Ahmed al-Mohamady, Egypt
Andre Ayew, Ghana; Sayed Moaward, EgyptTraditional dancers perform before the final
 
Sikastaba ha`ahaatee, Ciyaartan xalay kama danbaysta ee dhaxmartay koxaasi ayaa waxa ay ku soo dhamaatay jawi aad u dagan iyadoo amaanka caasimada wadanka Angola aad loo adkeeyey.
 
By: Xafiiska Warsheekh.com
Baydhabo-Somalia

 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip