Afhayeenka Ahlu Sunah Waljameeca oo shaaca ka qaaday inay la Dagaalami doonaan Xisbul Islam..

0
Saturday February 20, 2010 - 14:25:29 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 764
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afhayeenka Ahlu Sunah Waljameeca oo shaaca ka qaaday inay la Dagaalami doonaan Xisbul Islam..

    Afhayeenka Culuma'udiinka Ahlu Sunnah Waljamaacah ee gobolada Dhexe Shiikh C/raxmaan Abuu Yuusuf Al Qaadi oo saxafada la hadalyey ayaaa sheegay inay bilaabeen isku diyaarinta Xuska dhalashada Nabi Muxumad NNKH ka hadalayey ayaa shaaca ka qaade

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afhayeenka Culuma'udiinka Ahlu Sunnah Waljamaacah ee gobolada Dhexe Shiikh C/raxmaan Abuu Yuusuf Al Qaadi oo saxafada la hadalyey ayaaa sheegay inay bilaabeen isku diyaarinta Xuska dhalashada Nabi Muxumad NNKH ka hadalayey ayaa shaaca ka qaadey in ay jiraan xayirado ay saareen kooxaha ay is hayaan dadka Ahlu sunnaha Masaajido ay leeyihiin oo ay xayiraadyo sareen.

 

Wuxuuna Afahayeenku shaca ka qaaday in gobolada dhexe laga weyneynayo dhulka ay ka taliyaan Ahlu Sunnah Walajameeca Dhalashada Nabi Muxamed NNKH oo ah mid la rabo in ruux kasta oo muslina uu weyneeyo, isgoo dhinaca kale ka codsaday  in ay jiraan masaajido ku yaal meelaha ay ka taliyaankooxaha ka soo horjeeda oo ay u diideen in la xuso Nabiga NNKH, qaarkoodna la xirey.

Masaajidada la xiray ayuu sheegay in ay kaga aargoosan doonaan dagalo ay ku qadaan koofurta Soomaliya gobolda ku yaal oo ay kaga sifeynayan Kooxaha Xisbul Islaam iyo Al-Shabaab. 

Afhayeenka ayaa sidoo kale waxaa uu dhaliiley Hay'adaha UN-ka iyo kuwa kale oo uu ku eedeeyey in ay diyaardo ku yimadaan Gobolada dhexe, hadana dib ugu labtaan ayagoo wax qabadkooda uu yahey diyaarad la sii raaco iyo mid lagu yimaado ee wax kale aysan ummadda u qaban.

 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip