Wararka ka imaanaya xuduuda u dhaxeysa Kenya iyo Soomaaliya ayaa la sheegayaa in xayiraad lagu soo rogay isku socodkii xuduuda, kadib markii xiisado dagaal ka soo cusboonaadeen halkaasi.
Todaabaadkii la soo dhafay ayaa waxaa halkaasi ka jiray dhaqaaqyo ciidan, iyadoo ciidamadaasi ay wataan rag ka soo horjeeda Xarakada Al-Shabaab, kuwaasi oo la baxay Gudiga dib u xoraynta Gobolada Jubooyinka.
Ciidamada ilaalada xuduuda ee dalka Kenya ayaa bilaabay maanta iany u diidaan dadka iyo gaadiidka in ay u talaabaan gudaha dalka Kenya, waxaana arrintaan ka xumaaday bulshada ku dhaqan deegaanada ku dhaw xuduuda Kenya.
Dowladda Kenya ayaa ku jirta Feejignaan gaar ah, waxayna isha ku heysaa xuduuda ay la wadaagto Soomaaliya, iyadoo aad uga baqdin qabto in xoogagga ka dagaalamaya gudaha Soomaaliya oo marar badan jeediyay hanjabaadyo ka dhan ah Kenya.
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 391584
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 83688
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67533
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55091
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 53466
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 49969
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 43883
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43220
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 37776
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 37769
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 995
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 1259
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 1165
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1068
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1123
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1149
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1034
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 1457
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 1257
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 1186
Isu-socodki Dowladaha Kenya iyo Somaliya oo hakad kuyimid