Nolosha Carruurta Soomaaliyeed waa Dowlad la'aan iyo Waalid Danyar ah " 16-June"

0
Wednesday June 16, 2010 - 18:54:47 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 725
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nolosha Carruurta Soomaaliyeed waa Dowlad la'aan iyo Waalid Danyar ah " 16-June"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maalinta Carruurta Afrika 16ka juun
 
Nolosha Carruurta Soomaaliyeed waa Dowlad la'aan iyo Waalid Danyar ah  
Maanta oo kubeegan ama ku asteeysan Maalinta Carruurta Afrika waa maalin taariiq ah balse Dadkii lahaa aysan Awoodi karin ineey Xuquuqdooda uhadla' aan ama udoodaan maxaa yeelay  Carruurta Afrika kunool in tooda badan waxeey kunool yihiin Silac, iyo dhibaato joogta ah .

        Carruurta Afrika  oo Soomaaliya Crruurta kunool ay kamid yihiin ayaa waxeey laqeeybsanayaan dibaatadaas iyo kuwo iyaga ugaar ah  oo aaneey jirin cid udiir naxeeysa cxarruurta Afrika  gaar ahaan kuwa soo maaliaya hadaba  haddii aan isweeydiino  micnaha carruur ama aan sikale udhigno oo aan dhahno waamaxay Carruur? waxeeyno qoneeysaa jawaabta su'aashaas  laga soo bilaabo waqtiga dhalashada  ilaa laga gaaro waqtiga qaangaarka.

                      Xuquuqda kamaqan Carruurta Afrika.

  1- Carruurta Afrika maheeystaan waxbarasho tayeeysan

  2-Carruurta Afrika maheeystaan xarumo caafimaad

  3-Carruurta Afrika maheeystaan cunto nafaqeeysan

 4-Carruurta Afrika maheeystaan Amaan ama Nabadgelyo

 5-Carruurta Afrka maheeystaan Biyo Nadiif ah.

   Arimahan dhamaantood Dalka soomaaliya oo aan joogno waxa uu kala midyahay Afrikada kale ee aan kamid nahay balse waxaan dheer nahay Arimaha nabadgelyada  oo aan la'anahay muddo dhan 20sano Dowlad  dhexe oo dalka wada xukunta soo na celisa amaanka iyo kala danbeeynta Carruurtana siisa xuquuqdooda Aas-Aasiga ah mana jirto dowladahii dalkan soo maray mi ogo laatay ama saxiixday heshiiskii caalamiga ahaa ee dhowrista Xuquuqda Carruurta.

waxaan ugu baaqeeynaa dhamaan shacabka soomaaliyeed ineey uguntadaan sidii waxloobari  lahaa ubadka soo maaliyeed ee danyarta ah ee aan awooda ulaheeyn ineey carruurtooda waxbartaan sida carruurta kale ee deriskooda ah ,oo carruurtooda ay waxbartaan ilaa heer jaamacadeed taas oo keeni karta in carruurtaas ,ay cuqdad isku qaadaan madaama meesha ay kamuuqato nidaam dabaqaad ah, waa in aan ku dadaalnaa sidii looga hortegi lahaa  nidaamkaas aan kuwanaag saneeyn bulshada dhexdeeda iyo sharciga caalamiga ah ee dhowrista Xuquuqda Carruureta iyo shareecada islaamka  iyo dhaqanka suuban ee bulshada soomaaliyeed.

  Sidoo kale waxaan ugubaaqeeynaa beesha caalamka ineey laba laabaan wax uqabashada carruurta Afrika Gaar ahaan Carruurta Soomaaliyeed  maadaama aaneey jirin nidaam utaagan ineey wax uqabtaa Carruurta  ku dayacan gudaha dalka soomaaliya gaar ahaan scz. 


Besregards
Chairman Of Pasos.
Mohamed Jumale Ali.
Cellphon+252-1-5671427/5532729.- Mogadishu Somalia .
Cellphon +254-722 398986.  Nairobi ,Kenya.
P.O.Box:-71637-00622,Juja-Road Eastleigh.       Nairobi, Kenya.
   
www.passomali.org,passo97@hotmail.com,passo97@gmail.com

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip