Halkan waxaa Tahniyad Aroos ah ka diyara Qoyska reer Aaba nuur fiidow iyo Qoyska reer macalin daahir dhuxulow, iyo qaar ka mid ah qaraabada reer cigalle, waxayna kala yihiin dadka soo socda:-
dhamaan reer nuur fiidow
istar nur fidow
fartun nur fidow
bashir nur fidow
nacima nur fidow iyo gabadheeda nasriin bashiir macalin
sahal nur fidow iyo xaskiisa samsam khalif ahmed -sweden
sakeriya nur fidow
mohamed ahmad
ibrahim salah
bashir macalin -etopiya
kaaho cisman nur
ruqiyo c/qadir ahmed
rahma c/qadir ahmed- norway
adan xasan tohob iyo xaskisa maryan mahamed ali- manchaster
abtiyasha, ader iyo habaryalka
abti cabdulahi cali gabow
abti cabdullahi hussien
ader cabduli fidow jilal
eedo hasna fidow jilal
habayar xabiibo nur mahamud
habayar muumino ahmed raage
habayar culumo nur mahamud
habayar malayka nur mahamud
reer dhuxulow
hasan dahir
abdi rahamn
qadra dahir
mowliid dahir
farah dahir
yonis dahir
shukri dahir dhuxulow
mahad dahir
deeqo dahir
aderyasha aroska
Afarax dhuxulow waasuge
Salaad dhuxulow waasuge
Abtiyaal
Yuusuf siyaad maxed
cismaan siyaad maxmed
Muumino siyaad maxmed
xadiyo siyaad maxmed
xaliimo siyaad maxmed
iyo dhamaan reer nuur fiidow dhamaan reer dhuxulow
sidoo kale waxaa tahniyad midaa lamid ah diraaya
ururka saxafiyiinta somaliyeed ee wadanka talyaaniga
1-gudoomiyaha ururka saxafiyiinta somaliyeed talyaaniga maxamuud cabdullaahi cigalle maxamudkoronto
2-cawaale jaamac salaad
3- maxamed xasan bakistaan
4-maryan axmed cabdulle maryan qaran
iyo dhamaan wariyaasha shabakada warsheekh.com c/raxmaan shiikh cabdulaahi agasimaha warsheekh.com iyo dhamaan xubnaha ururka saxafiyiinta somaliyeed itly oo marka lasoo gaabiyo looyaqaano (USSI)
waxay halkaan tahniyad aroos oo farxad ku dhehantahay uga dirayaan sahal macalin daahir iyo xaliima sacdiyo nuur fiidow oo arooskoodu kadhacay wadanka ingiriiska magaalada londan iyagoo kala jooga nederland iyo uk aroonkuna waxaa uu dhacay maalinimada axada 8/8/2010 waxaynu leenahay dhmaanteen isku waara ubab qayr qabana kala hela noqda reerkii isku nastee isku nagaada... aamin aamin aamin aamin
Tahniyad Aroos sahal macalin dahir iyo xaliima sacdiyo nur fiidow oo Arooskoodii ka dhacay wadanka ingiriiska(londan)