hambalyo hambalyo tahniyad dhalasho waxaan hambalyo kal iyo laab ah u direynaah lamaanaha
ibraahim maxamed geedi iyo faaiso xaaji yaasiin ciise
oo gabar ugu dhalatay wadanka uk e cariga ingariska
gabadhaas oo loo baxshay sumaya ibrahim maxamed
waxaan lee nahay soo barbaar sumayah noqo tii waalidkeed anfacda iyo dalkeeda iyo diinteeda aamin
waxaa diraayo tahniyada dhalashada labada famil ee wiilka iyo gabadha
hooyo xaajiyo ruquyo maxamuud teesto
farxiyo xaaji yaasiin ciise
maxamed xaaji yaasiin ciise & xaaskiisa marwo xaaji cali cumar
cumar xaaji yaasiin ciise /cumar dheere
cabdiraxmaan cabdulaahi ciise & xaaskiisa xamdi xasan ciid /xamdi xariir
ibraahim xaaji cumar halaf
abkoow maxamed shuceyb huseen & marwadiisa saciido maxamed cali islaweyn
familka wiilka
hooyo xaajiyo xaliimo maxamed xalane
abti xaaji cali maxamed xalane & marwadiisa maamo cosobo & caruurtiisa
cabdirisaaq maxamed geedi & marwadiisa sahro & caruurtiisa
xaawuuni maxamed geedi & carurteeda
cabdicasiis maxamed geedi
sheekh cali maxamed geedi
muno maxamed geedi &wiilkeeda maxamed joon
deeqo maxamed geedi & caruurteeda
geediyo maxamed geedi & wiilkeeda
dhamaan dadkaan kur ku xusan waxeey tahniyad dhalasho u diraayaan lamaanaha
ibraahim maxamed geedi iyo faaiso xaaji yaasiin ciise oo gabar ugu dhalatey wadka uk eecariga ingariska
gabadhaas oo loo bixiyey sumaya maxamed geedi
waxaan leenahay soo barbaar noqo tii anfacda waalidkeeda iyo dalkeeda iyo diinteeda insha laahu
aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin amin aamin aamin aamin aamin amin
qore ibraahim xaaji cumar halaf
nadarland Email ibrajabuti@hotmail.com
Hambalyo Dhalasho Ibraahim Maxamed Geedi Iyo Faaiso Xaaji Yaasiin Ciise