Bishaaro BishaaroBishaaro Bishaaro BishaaroBishaaro
Shirkadda Isgaarsiinta Casriga ah ee Nationlink waxay xooga saartay taaba-gelinta sidii dadka Soomaaliyeed u heli
lahaayeen adeeg isgaarsiineed oo tayo wanaagsan leh, qiimihiisuna uu jabanyahay.
Ilaahey Mahadiis Nationlink Telecom waxaa u suurto gashay in
ay adeeg tayo leh ku baahiso Dalka oo dhan sanadkaan 2011,Waxayna Mardhow usoo
bandhigi doontaa macaamiisheeda Adeegyo
Cusub oo Casri ah .
Nationlink Telecom markii ay aragtay daruufaha adag ee dalka
ka jira, qiimeysay baahida macaamiisheeda sharafta leh waxay ugu
bishaareyneysaa in ay u Sameysay Qiimo
Dhimis ku aadan wicitaanadda Taleefanada
Gudaha (Local Calls)
Sidaas Daraadeed laga bilaabo 20/02/2011 wicitaanada Gudaha
ee Post-Paid, Fixed- Line Iyo Pre-Paid -kuba waxay
noqonayaan sida hoos ku xusan
ü Saacadaha 07:00Am -08:59Pm Fiidnimo
Mobile To Mobile & Mobile To Land line wuxuu Noqonayaa(4 cents)0.04 cents Daqiiqadii
ü Saacadaha 09:00Pm -06:59Am Subaxnimo
Mobile To Mobile & Mobile To Land line wuxuu Noqonayaa (3 cents) 0.030 cents Daqiiqadii
Sidoo kale shirkadu waxay macaamiisheeda Siineysaa Promotionska dheeri ah lacagahaay ku shubtaan kana kooban Daqiiqadaha
hadalka iyo Fariin qoraaleedyo (Free airtime and Free SMS)
KU SHUBO OO KU HADAL SHABAKADA AAN MASHQUULKA LAHEYN EE NATIONLINK TELECOM
NATIONLINK
COMMERCIAL OFFICE
N.B
:Ogeysiiskani wuxuu socon doonaa muddo 5 cisho ah laga bilaabo 21/02/2011
(Ogeysiis Muhiim AH) NationLink Telecom (Press-Release)–