Sawirro:-Wasiir Cawad oo la kulmay Xulka Qaranka Soomaaliyeed xili Muhiim ah

0
Wednesday November 14, 2018 - 09:03:55 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 1141
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:-Wasiir Cawad oo la kulmay Xulka Qaranka Soomaaliyeed xili Muhiim ah

    Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa casho sharaf u sameeyay cayaartoyda xulka Soomaaliyeed oo iskudayaysa inay sameeyaan taariikh cusub, muujiyaanna awooddooda si ay ugu soo baxaan isreeb-reebka c

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa casho sharaf u sameeyay cayaartoyda xulka Soomaaliyeed oo iskudayaysa inay sameeyaan taariikh cusub, muujiyaanna awooddooda si ay ugu soo baxaan isreeb-reebka cayaaraha olombikada.

Fiidnimadii xalay ayaa hotel ku yaala Addis Ababa lagu qabtay casha sharafeedka oo ay ka soo qeybgaleen cayaartoyda iyo tababarahooda. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga waxa uu ku dhiirri-geliyay cayaartoyda inay gacmaha is qabsadaan, ayna la soo banbaxaan cayaar wanaag aad u sarreysa si ay u gaaraan guul weyn.

Cayaartoyda Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya ee da’dooda ay ka hooseyso 23 sano-jir ayaa maanta oo Arbaco ah la cayaari doona dhiggooda Itoobiya wejiga koowaad ee isreebreebka olombikada lagu qaban doono magaalada Tokyo sanadka 2020.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip