Difaaca Real Madrid Marcelo oo page-kiisa Facebook lagu xiray kadib markii uu Taageeray kacdoonka falastiin kasocda

0
Friday May 20, 2011 - 16:33:28 in Sports by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2417
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Difaaca Real Madrid Marcelo oo page-kiisa Facebook lagu xiray kadib markii uu Taageeray kacdoonka falastiin kasocda

    Difaaca Real Madrid Marcelo oo page-kiisa Facebook lagu xiray kadib markii uu Taageeray kacdoonka falastiin kasocda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Difaaca Real Madrid Marcelo oo page-kiisa Facebook lagu xiray kadib markii uu Taageeray kacdoonka falastiin kasocda

Maamulka Bogga isku xirka bulshada ee Facebook ayaa xiray account uu sida rasmiga ah u leeyahay ciyaaryahanka kooxda Real Madrid Marcelo,ka dib markii uu ciyaaryahanka pag-kiisa ku shaaciyay inuu taageersanyahay dagaalka Shacabka reer Falastiin ay kula jiraan Dalka Isra’el.

Xiddiga garabka bidix ee dambe ugu ciyaara kooxda Real Madrid Marcelo ayaa maalmo ka hor page-kiisa ku shaaciyay sawiro dad Falastiniyiin ah,isagoona ku Commenta-gareeyay sidan:

“Qalbigeyka had iyo jeer waxuu la jiraa shacabka reer Falastiin ee dagaalka kula jira ISra’el..”

Waxaana hadalka Marcelo Commenta ka dhiibtay da badani,kuwaasi qaarkooda taageeray fiirka ciyaaryahanka,halka qaar kale ay dhaleeceeyen fikirkiisa,iyadoona ay arintatani ay noqotay mid saameysay Faceboo-ka oo dhan.

Arintaani ayaa dad badani ka yaabisay,iyadoona aysan aheyn markii ugu horysay oo arimo nocaan oo kale ah ay ka dhacaan Facebook ama in la xiro page taageeraya kacdoonka shacabka rer Falasdiin,bals tani horay looma fileyn in page-ka rasmiga ah ee ciyaaryahan caan ah sida Marcelo oo kale in la xiro.

xuseen Maxamd Cabdulle(Riiko)

xuseenriiko@hotmail.com

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip