Wararkii ugu dambeyay dagaalka maanta plus sawirro

0
Sunday May 22, 2011 - 17:47:12 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1131
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wararkii ugu dambeyay dagaalka maanta plus sawirro

    Ciidanka Dowladda oo garab ka helayo kuwa midowga Afrika ayaa waxaay si buuxda ula wareegeen isgoysyada Howl-wadaag, Bakaaraha, Aadan Cadde ilaa Foloransa ayagoo ku sii siqaya dhanka wadada soddonka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Dowladda oo garab ka helayo kuwa midowga Afrika ayaa waxaay si buuxda ula wareegeen isgoysyada Howl-wadaag, Bakaaraha, Aadan Cadde ilaa Foloransa ayagoo ku sii siqaya dhanka wadada soddonka. Waxaan la xiriirnay dad ku sugan suuqa bakaaraha kuwaasoo xaqiijiyay in ciidanka dowladda aay gudaha bakaaraha joogaan dhanka kale xaafadaha ku teedsan bakaaraha, waxaana uu goobjooge u xaqiijiyay shabakada warsheekh in xabaddo goos goos ah aay shabaabka ka soo ridayaan dhanka daawada & baar ubax.
Waxaa sidoo kale lagu soo waramayaa in mas'uuliyiin a tirsan shabaabka aay ka talaabeen gobolka shabeeladda hoose iyagoo lagu micneeyay in aay dhanka jubbooyinka gabaad u aadeen maadaama awoodoodii lagu wiiqay Muqdisho.
Masaajidka biyamaaloow waxaa tagay Wasiirudowlaha madaxtooyada Cabduqaadir Macalin Nuur isagoo ku tilmaamay guusha ciidanka mid weyn isagoo Alle u mahadceliyay mar haddii laga saaray kuwii qabriyada burburinayay isla markaana masaajidyada boobayay.
Waa kuwani sawirradii ugu dambeeyay:


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip