Dhambaaladi Ugu Dambeeyay Ee Tacsida Aabaha Isboortiga Soomaaliyeed...

0
Sunday November 23, 2008 - 12:36:27 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1478
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhambaaladi Ugu Dambeeyay Ee Tacsida Aabaha Isboortiga Soomaaliyeed...

    DHAMAAN MAAMULKA IYO SHAQALAH XAWAALADA DHAHABSHIL GAAR AHAAN LAANTA KARAN WAXAY TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAYAAN

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DHAMAAN MAAMULKA IYO SHAQALAH XAWAALADA DHAHABSHIL GAAR AHAAN LAANTA KARAN WAXAY TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAYAAN

EHELADII IYO QARABADII UU KA GEERIYOODAY MARXUUM FARAX WEHLIYA CADOW SANDIKO

 

1.CABDI CADAWE CALI

2. MOHAMED SHEIKH ABDULAHI

3.CABDIRAHMAN SHEIKH CABDULAHI

4.AXMADEY MOHAMUD CALI

5.MOHAMED CABDI CALASOW ( XASOW)

6.AXMADEY MOHAMUD MOHAMED ( JUUJUULE)

tacsi tan lamid ah ayaa waxaa tirayo

dhamaan culumaa udiinka iyo  aqoon yahanada siyaasiyiinta iyo bahda isboortiga  ee kunool wadanka iswitzarland nabadoon xaaji maxamed muuse cali xaaji daauud muxumed nuur nabadon jeylaani cabdi hiraabe nabadoon ismaan axmed mataan  garsoorihii hore kubada cagta maxamed cali xaaji dr. c/laahi maxamed macalin maxamed cilmi maalin cabdulaahi eybakar gurey caqil c/naasir maxamuud axmed( kashka) maxamed c/laahi muxumed (owfuu) maxamed cabduqaadir cabdi abuukar maxamuud caadle (abuu) waxeey tacsi tiiraanyo leh udirayaan dhamaan umada soomaliyeed gaar ahaan reer waliye cadoow ayagoo uga tacsiyeeynaya geeridii naxdinta laheed ee kutimid aabihii isportiga marxuum farax wahliye cadoow sandiko oo ku geeriyooday magaalada qaahira ee wadanka maser waxeey ilaah uga baryayaan inuu janadatul fardoowso kawaraabiyo qooskii iyo eheladii uka geeriyoodayna samir iyo iimaan ilaah haka siiyo inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun


Tacsi Tan la mid ah ayaa waxa Dirayo

Nabadoon Cali Eybakar Gacal

Kon Maxamed Cali Eybakar Dalab

Eng.Ismail Ali Abuukar

Dr.Xasan Sheekh Cali

Dhamaan Dadkani waxa tacsi Udirayaan Alaah Unaxariistee

Faarax Weheliye Cadow Sentiko

inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuu

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip