Sh: Cali Dheere oo Niyad Wanaagsan kamuujiyay Dagaaladi ay lagaleen Kenya

0
Wednesday November 16, 2011 - 11:01:44 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 847
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sh: Cali Dheere oo Niyad Wanaagsan kamuujiyay Dagaaladi ay lagaleen Kenya

    Afhaeenka dhaqdhaqa Al-shabaab shiiq Cali Maxamuud Raage Shiiq cali Dheere ayaa sheegay in dulaanka dowlada Kenya ay kuheyso degaanada ay gacanta kuhayaan koonfurta Soomaliya uu hada fashil kudhawyahay kadib markii sida uu sheegay ay Kenya soo wajah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afhaeenka dhaqdhaqa Al-shabaab shiiq Cali Maxamuud Raage Shiiq cali Dheere ayaa sheegay in dulaanka dowlada Kenya ay kuheyso degaanada ay gacanta kuhayaan koonfurta Soomaliya uu hada fashil kudhawyahay kadib markii sida uu sheegay ay Kenya soo wajahday dhaqaalo daro islamarkaana iyadoo joogta Soomaaliya wax kayar bil ay biloowday in ay dalbato tageero dhaqaale Cali Dheere ayaa xusay in Kenya wali ay heysto fursad ay kaga laaban karto daglada hada ay kawado gudah Soomaaliya isagoo dhanka le xusay in Kenya ay ku hungoowaday taageero ay kahesho dalalka muslimka ah

Afhaeenka dhaqdhaqaa Al-shabaab shiiq Cali Maxamuud Raage Shiiq cali Dheere ayaa kadalbaday muslimiinta Kenya kunool inay shabaab ay ku garab istagaan dagaalada uu sheegay in Kenya ay kaga difaacayaan Soomaaliya

Afhayeenka Al-Shabaab sooma hadal qaadin wax kusaabsan duqeyntiii labo cisho kahor kadhcday degaano katirsan gobalka shabeelada hoose taasi oo lashegay in lala eegtay xurumaha ay kulahaayeen gobalkaasi

Sikastaba ha ahaate lama oga sababta kentay in Xarakada Al-shabaab oo horay uga hadli jirtay weerarada duqeynta noocaas ah lala eegto goobaha ay maamulaan ay hada kaga gaabsaneyso.




Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip