
waxaan halkaan tacsi direynaa dhamaan eheladii uu ka geeriyooday marxuum xaagi maxamuud cali jimcaale(koogaar)
1:nabadoon maxamuud axmed maxamed
2:xasan maxamuud axmed (fanax iyo xaskiisa)
3:hooyo cadar xasan diiriye
4:salaad iidow xasan (xiis)
5:mahad maxamuud axmed (xarako iyoxaaskiisa
6:hooyo xaliimo cali haare
7:hooyo cilmiyo qafaal indhayare
8 :maxamed maxamuud axmed ( m.dheere iyo xaaskiisa)
9:caqil c/naasir maxamuud axmed (kashka iyo xaaskiisa)
10:cabdi casiis maxamuud axmed (faratela iyo xaaskiisa)
11:cabdalle maxamuud axmed iyo xaas kiisa
12:canab maxamuud axmed iyo seygeda
13:duniyo maxamuud axmed iyo seygeda
14:shugri maxamuud axmed iyo seygeda
15 kaafiyo maxamuud axmed iyo dhamaan reer maxamuud axmed)
waxey tacsi tiiraanyo leh udirayaan umada soomaliyeed gaar ahaan qoskii iyo qarabadii uu ka geeriyooday aabihii nabada somaliyeed xaaji caaqil maxamuud cali jimcaale koogaar oo ku geeriyooday magalada phoenix ee gobalka erizona wadanka mareykanka 06/12/2008 waxeey ilaah ugu baryayaan inuu janadii fardowso kawaraabiyo aamiin amiin aamiin
C/naasir Max'mud Axmed (caqilkashka114@hotmail.com)
waxaan halkaan tacsi direynaa dhamaan eheladii uu ka geeriyooday marxuum xaagi maxamuud cali jimcaale(koogaar)
Reer xaagi xasan maxamuud
Reer cali shitaawe
Reer moose cal
Reer maxamuud gaciir
binti xasan cade
Reer subciyow
Reer cade
Reer xasan nuur jimcale
Reermuude xasaney
Reer xueen ibraahim
Reer xaagi faroole
Anigoo ah Wiilo Ghedi Suubiye, kuna hadlaaya magaceyga iyo kan heer Suubiya oo dhan, waxaan halkaan Ticsi tiiraanyo leh uga diraynaa eheliaddi, qaraabaddii, asxaabtii iyo shacabka Soomaliyeed qeybihiisa kala duwan, anigoo ka tacsiyadaynayna geeridii naxtinta lahay ee ku timid aabihii nabada, adeerkey Halyay Caaqiil Xaaji Maxamuud Cali Jimacaale ( Koogaar) oo dhowaan ku geeriyoodey carriga Mareykanka gobalka Arizone ee magaalada Phoenix.
Waxaan Ilahay uga baryaynaa murxuumka in uu ka warabiyo jannatul fardowsa, anaga iyo Shacabka Soomaliyeedna hanaga siiyo samir iyo iimaan. aamiin aamiin aamiin.
Waxaan Tacsi gaar ahaaneed halkan uga direynaa qoysaska iyo shaqsiyaadka kala ah:-
Ilmo Caaqiil Xaaji Koogaar
ilmo Hassan Nurow
ilmo Xaaji Juuni
ilmo Xaaji Cali Hagarey
ilmo R/W Nuur Cadde
ilmo Xaaji Max'uud Sebriye
ilmo Max'uud Ghedi Aw Hilowle
ilmo Khaliif Dhegadheere
ilmo Xaaji Shaatax
ilmo Shaqaaq
ilmo Jimcaale Abaar
ilmo Xaaji Cali Gaab
iyo dhammaan Culumaa'udiinka
Soomaliyeed.
Wabillahi Towfiiq
Wiilo Ghedi Suubuye
Phoenix, AZ
Dhambaaladi Ugu Dambeeyay ee Tacsida Xaaji Koogaar
waxaan halkaan tacsi direynaa dhamaan eheladii uu ka geeriyooday marxuum xaagi maxamuud cali jimcaale(koogaar)