Qori tuurka wareega 16-ka ee Champions League oo maanta lasameyn doono .

0
Friday December 16, 2011 - 14:03:45 in Sports by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1725
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qori tuurka wareega 16-ka ee Champions League oo maanta lasameyn doono .

    Waxaa maanta lagu dhawaqi doona sida ay isugu aadeen 16-ka koox ee isugu soo hartay koobka horyaalada yurub.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa maanta lagu dhawaqi doona sida ay isugu aadeen 16-ka koox ee isugu soo hartay koobka horyaalada yurub. kooxaha kusoo baxay kaalinta koowaad ee guruubkooda ayaa kudhici doona kuwa kusoo kabaxay kaalmaha labada

iskuma dhici doonaan 16-ka labo koox oo isku wadan ah

kooxaha kjusoo baxay kaalmaha koowaad waxaa kamida .

Bayer Munich ,Benfica ,Barcelona ,Chelsea ,Arsenal,Inter Milan ,Real Madrid,iyo APOEL

Kooxaha kusoo baxay kaalinta labaad waxaa kamida ,

Napoli ,CSKA Moscow,AC Milan,Basel,Olympique Lyonnais ,Marseille ,Bayer Leverkuson iyo Zenit St.Petersburg.

Qorey tuurkaan waxaa lashaacin doonaa marka ay saacada geeska Afrika tahay 2:00 duhurnimo .

Kooxo waaweyn ayaa lagayaba in ay isku dhacaan madama kooxaha kusoo kabaxay kaalinta labaad ay kujiraan kooxo waaweyn

Hadaba 2:00 duhurnimo kala soco soomaalida maanta qoray tuurka Champions league.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip