Innnaa Lillaahi Wa innaa Ileyhi Raajicuun Geeridu wa xaq qofkastana waqtigii loogu talagalay ayuu Dhimanaa Inta dhimatayne Allaah U naxariisto Annagane kuwo dariqa toosan Allaah na qaadsiiyo Aaamiin.
Waxaa Maanta Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeelaha
Dhexe ku geeriyooday Allaah u Naxariistee Marxuum Maxamed Xuseen
Maxamed Xaaji waxaana Ilaahey looga baryaa Marxuumka inuu Jannadii
Firdowso kawaraabiyo Owlaadi, Ehaladi iyo Qarabadi uu ka tagayne uu
samir iyo Iimaan kasiiyo Aamiin .
Tacsida marxuumka ayaa wax alagaarsiinayaa dhamaan ehelka iyo qaraabada meel walba oo ay dunida kajoogaan.
Maamulka,
Shaqaalaha iyo Aqristayaasha Shabakada Warsheekh waxeyna tacsi
tiiraanyo leh u dirayaan Dhammaan Owlaada Marxuumka uu a tagay sida
faadumo maxamed xuseen,
Xaliimo Maxamed xuseen,
Xuseen maxamed xuseen
maxamuud maxamed xuseen (Daacad),
cabdulle maxamed xuseen,
C/raxmaan maxamed xuseen (Qoslaaye),
Xabiibo Maxamed Xuseen,
xasan maxamed xuseen,
C/qaadir
maxamed xuseen, intuu dhalay, inta ay sii dhaleen, inta udhaxday iyo
guud ahaan ehelka iyo qaraabada marxuumka waxana ilaah looga baryayaaa
inuu janatu fardowso ka waraabiyo
Abkow Maxaa xusen kugeriyoday Warsheekh
Innnaa Lillaahi Wa innaa Ileyhi Raajicuun Geeridu wa xaq qofkastana waqtigii loogu talagalay ayuu Dhimanaa Inta dhimatayne Allaah U naxariisto Annagane kuwo dariqa toosan Allaah na qaadsiiyo Aaamiin.