Yaa Ku guuleystay Fanaanadda Sanadka 2010-2011,Ikraan Caraale vs Farxiyo Fiska oo Loolan adag ka dib Saacadihii ugu Dambeeyay kala badiyay.....

0
Sunday January 08, 2012 - 12:05:03 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2529
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Yaa Ku guuleystay Fanaanadda Sanadka 2010-2011,Ikraan Caraale vs Farxiyo Fiska oo Loolan adag ka dib Saacadihii ugu Dambeeyay kala badiyay.....

    Waxaan Maanta idiin soo gudbineynaa Fanaanadda Sanadka 2010-2011 Fanaanada noqotay iyadoo Codeynta Finalka oo la qabtay 27 Disembar 2011-7-Janaayo 2012 la soo gunaanaday Xalay Hadaba Waxaa ku Tartamayay Kama Dambeysta 2 Hobol ee kala ah Ikraan Maxam

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan Maanta idiin soo gudbineynaa Fanaanadda Sanadka 2010-2011 Fanaanada noqotay iyadoo Codeynta Finalka oo la qabtay 27 Disembar 2011-7-Janaayo 2012 la soo gunaanaday Xalay Hadaba Waxaa ku Tartamayay Kama Dambeysta 2 Hobol ee kala ah Ikraan Maxamed Caraale iyo Farxiyo Axmed Cadaawe' Farxiyo Fiska' Waxaa la furay Santuuqii Codeynta Fanaanadda Sanadka 2010-2011.


1.Santuuqa Ikraan Maxamed Caraale waxaa u codeeyay.



Aweys Macalin Maxamed USA

Maxamed Xasan Yoonis Hindiya

Ibraahim Axmed Halaf Hoolan

Daahir Cismaan Shaaweey Hoolan
Ismaaciil Xuseen Cumar USA


Maxamed Cumar Raage Iswidhan

Ciise Cali Cabdi Iswidhan

Sahro Xaaji Cabdulahi Hoolan

Ifraax Saciid Axmed Iswidhan

Cabdirisaaq CAdaawe Bashiir Italy

Xamsa Maxamed Isaaq Gaana

Maxamud Cali Maxamed Italy

Cabdulqaadir Xuseen Xaaji Iswidhan

Cabdiftaax Abuukar Cumar Hoolan

Cabdi Xasan Macalin Muqdisho

Ismaaciil Cabdi Xasan Norwey



Fanaanadda Ikraan Maxamed Caraale waxa ay heshay 16 Cod.



Santuiuqa Farxiyo Axmed Cadaawe' Farxiyo Fiska' waxaa u codeeyay.


Cabdalla Salaad Kugeey London

Kooshin Maxamed Faarax USA

Cabdulqaadir. M. Dahablow Hoolan '

Xasan Maxbub Mursal Hargeysa

Ibraahin Jimcale Barow Italy



Maxamed Cabdi Muxumed Hargeysa

Cabdirashiid Sh.Biixi Iswidhan

Ismaaciil M.Ciise K.Afrika

Mowlid .M.Xirsi USA

Cabdulahi Axmed Cilmi K.Afrika

Faaid Cabdulahi Aadan Hargeysa

Liibaan.X.Cali Iswidhan

Ismaaciil I.Muuse Ugandha

Cabdirisaq. A. Maxamed Uk

Maryan.A.Cadawe Ugandha

Mustafe Kamal Xaji Isiwdhan

Maxamed Cali Xasan K.Afrika
Cabdiwahab.C.Nur Hargeysa

Cabdulaahi.A.Xuseen Moszambik



Cabdulahi Diiriye Cabdi Jalalaqsi

Cali.X.Maxamuud Yaman

Muqtaar .M.Abukar' USA


Ikraan Maxamed Caraale waxa ay heshay 16 cod,farxiyo Axmed Cadaawe' Fiska' waxa ay heshay 22 cod,Kaalinta 2aad Waxaa Galay Ikraan Maxamed Caraale,Kaalinta 1 Fanaanadda Sanadka 2010-2011 waxaa ku guuleystay Farxiyo Axmed Cadaawe' Farxiyo Fiska'.

Kaalinta 3 Waxaa Galay Nimco Muxumed Xasan' Nimco Dareen' oo Sami finalka ku hartay iyo Faruun Axmed Sahal' Fartuun Birimo' oo Sami finalka ku hartay,Kaalinta 4 waxaa gashay Saynab Maxamed Xaaji' Labo dhagax' oo iyaduna Sami finalka soo gaartay ka dib markii 3 fanaan ay isku cod noqdeen sidaana kaga qeyb qaadatay.

N.B Codeynta loo qaadayay Fanaanadda Sanadka 2010-2011 oo ay ka qeybgaleen Fanaaniinta dhinaca Heesaha ugu Caansan Hablaha ayaa soo bilaabatay 16-11-2011,waxaana ay ka moobneyd 3 Wareeg oo kala ah. Wareega 1aad, Wareega 2 ee Sami finalka iyo Wareega 3 ee finalka Kama dambeysta waxaana aakhirkii isagu soo haray Farxiyo Axmed Cadaawe' Fiska' iyo Ikraan Maxamed caraale oo kala galay Kaalinta 1 iyo Kaalinta 2aad waxaana leenahay hambalyo 2 Hobol ee isagu soo haray finalka iyo hablihii kale ee ka qeyb qaatay Codeyntii Loo Qaadayay Fanaanada Sanadka 2010-2011 iyo dadweynihii Soomaliyeed ee Gudaha iyo Dibada ka dhiibtay Codkooda iyagoo isku duuban.



Waxaa Halaabay tirintii Codadka 5 cod.



Waxaa diyaariyay

Axmed Maxamed Cabdulle' uurdoox'

uurdoox2011@hotmail.com
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip