Tacsi: Marxuum Sh Maxaadow oo maanta ku geeriyooday Nairobi

0
Monday January 23, 2012 - 18:48:30 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 3238
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi: Marxuum Sh Maxaadow oo maanta ku geeriyooday Nairobi

    Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun Allaah Unaxariisto Geeridu waa xaq qofkastana waqtigiisa un buu sugaa waqtine loogu dari mayo Qaatumada Allaah inoo suubiyo Aaamiin Waxaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday Sh Maxamed Sh Ax

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun Allaah Unaxariisto Geeridu waa xaq qofkastana waqtigiisa un buu sugaa waqtine loogu dari mayo Qaatumada Allaah inoo suubiyo Aaamiin Waxaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday Sh Maxamed Sh Axmed Sh Ibraahim Xaaji Axmed Sh Abiibakar Bin Mixlaar oo ku magac dheeraa (Sh Maxaadow).
Allaah Unaxariiste Geeridii naxdinta laheyd ee kutimid Marxuum Sh Maxamed Sh Axmed Sh Ibraahim Xaaji Axmed Sh Abiibakar Bin Mixlaar oo ku magac dheeraa (Sh Maxaadow) islamarkaana ah faraca Shiikha caanka ee sida weyn looga yaqaan dalka iyo dibada ee Sh Abiibakar Bin Mixlaar ayaa waxa looga tacsiyeena Guud ahaan Umada Soomaaliyeed si gaar ahna dadka Reer Warsheekh, Gaar ahaan Owlaada, Ehelka iyo Qaraabadi oo ka geeriyooday waxana eebe looga baryayaa inuu samir iyo iimaan kasiiyo Marxuumkana Janatu Fardowso Alle Kawaraabiyo.

Tacsi tan lamid ah ayaa waxa dirayo Maamulka, Shaqaalaha iyo Aqristayaasha Shabakada Warsheekh Ehelka iyo Qaraabadi Marxuum Sh Maxaadow Gaar ahaan Owlaada Shiikh Maxadow Meel kasta oo ay joogaan waxanu leenahay Samir iyo IImaan Eeba hanaga siiyo Marxuumkane Janadii Fardowso Allaah kawaraabiyo.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip