Naadiga Midnimo & Jaliyda Sweden

0
Friday April 06, 2012 - 02:52:04 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 6165
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Naadiga Midnimo & Jaliyda Sweden

    Inaa Lilaah Wa Inaa Ileehi Raajicuun waxa halkaan tacsi si wadajir uga diraya dhamaan maamulka, Ciyaartoyda iyo taageerayaasha Naadiga Midnimo iyo waliba Jaaliyada Soomaalida Sweden iyagoo bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan bahda Isboortiga uga tacsiye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaa Lilaah Wa Inaa Ileehi Raajicuun waxa halkaan tacsi si wadajir uga diraya dhamaan maamulka, Ciyaartoyda iyo taageerayaasha Naadiga Midnimo iyo waliba Jaaliyada Soomaalida Sweden iyagoo bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan bahda Isboortiga uga tacsiyeenayo geeridi kutimid alaah unaxariiste hogaamiyaashi xiriirka Soomaaliya ee Kubada Cagta iyo Olombikada, Marxuum Wiish iyo Marxuum Mugaanbe.
1 Jaamac Cali Cabdi (Swedan)
2 Cabdi C/laahi Warasame (Amerika)
3 Cabdi Max.ed Max,ud delebey (amerika)
4 C/laahi Axmed Nuur (Mugdisho)
5 C/laahi Saleebaan Maax (Hargeysa)
6 C/raxman Max.ud Geele Sandhool
7 Mux.diin Xaaji Muunye (Muxudiin Jabaan)
8 Aanis Cali Max.ud (Nayrubi)
9 Zakariya Max.ed Max.ud (U.K)
10 C/salaan Max-ud Raage suuley (U.K)
11 Xuseen Guleey (Nayrubi)
12 C/risaaq Yacquub Faarax (Amerika)

Dadkaan oo kala ah masuuliyiinta macalimiinta naadiga midnimo iyo dhamaan taageera yaasha midnimo est coast, waxey tacsi tiiraanyo leh udirayaan dhamaan umada soomaaliyeey iyo bahda sportiga gaar ahaan qoyskii iyo eheladii ayka geeriyoodeen allaha unaxariistee Aadan Xaaji Yabarow (wiish) iyo Saciid Mugaanbe oo ku geeriyooday qaraxii ka dhacay national tiyaarka 4/4/2012, waxeyna eebe uga baryayaan inuu janatul firdowso uu ka waraabiyo inti ay katageena uu samir iyo iimaan kasiiyo aamiin


INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAJiCUUN

Dhamaan Jaaliyada Sweden waxey tacsi Murugo badan u direysaa Shacabka Somaliyeed
waxaan si gaara tacsi u direynaa eheladii iyo qaraababadii ay ka geriyodeen 4/4/2012
Qarax uu fuliyay ruu naftii haliga ah .

Jaaliyad waxey cabareyneysaa falkaa fulaynimada ah oo lagu laayay wax tarkii bulshada
iyo hogaankii isbortiga Somaliyeed, Waxaan tacsi qaasa u direynaa bahda isbortiga anagoo
leh Ilaah ha.unaxariisto Aadan Xaaji Yabaroow(Wiish) iyo Saciid Maxamed Nuur(Mugaambe)
iyagoo kala ahaa gudoomiyeyaashii gudiga Olombikada iyo Xiriirka Kubadda Cagta iyo intii kale
oo qaraxaas ku dhimay waxaan kaloo Jaaliyada ledahay Ilaah ha caafiyo dhamaan intii ku dhaawacantay
Amiin Amiin amiin

Xogheynta Jaaliyada Sweden


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip