Inaa lilaah wa inaa ileehi Raajicuun, Geeridu waa xaq waxa habeenki xalay ahaa magaalada Muqdisho caasimada Soomaaliya ku geeriyootay Allaah Unaxariiste Hooyo Kaltuumo Sheekh C/raxman Ow Cumar.
Hadaba geerida marxuumada ayaa waxa
la ogeysiinayaa dhamaan umada Soomaliyeed gaar ahaan ehelka iyo
qaraabada hooyo Kaltuumo ee ku kala sugan daafaha caalamka.
Aaska
marxuum hooyo Kaltuumo ayaa lagu wadaa isla maanta inuu kadhaco degmada
Warsheekh ee gobolka Shabeelada dhexe halkaasi oo sidoo kale salaadi
janaaso lagula tukunayo masjidka Sheekh C/raxman Ow Cumar ee magaalada
Warsheekh.
Dhamaan maamulka iyo shaqaalaha shabakada Warsheekh
waxey tacsi tiraanyo leh halkaan umarsiinayaan dhamaan reer Sheekh
C/raxman ow Cumar (Sheekh Cabdi Celi), gaar ahaan .
Aabe Sheekh Xasan Sheekh Axmed (Ateera)
Maxamed Sheekh Xasan (Ateera)
C/raxman Sheekh Xasan (Ateera)
Fadumo Sheekh Xasan (Ateera)
Ruqiyo Sheekh Xasan (Ateera)
Seynab Sheekh Xasan (Ateera)
Cululumo Sheekh Xasan (Ateera)
Aamino Sheekh Xasan (Ateera).
Alla
Haka waraabiyo Janatu Fardowso qabrigeedana haku siiyo neecow qabow iyo
raxmad, AAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN.
Hoyo Kaltuno Sh: Cabdi ow Cumar
Inaa lilaah wa inaa ileehi Raajicuun, Geeridu waa xaq waxa habeenki xalay ahaa magaalada Muqdisho caasimada Soomaaliya ku geeriyootay Allaah Unaxariiste Hooyo Kaltuumo Sheekh C/raxman Ow Cumar.