Dowlada Somaliya oo xal uheshay Amaanka suuqa Bakaaraha

0
Monday May 21, 2012 - 11:44:22 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 920
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowlada Somaliya oo xal uheshay Amaanka suuqa Bakaaraha

    Kadib marki qal qal xaga amaanka ah oo soo wajahay suuqa ganacsiga ee Bakaare ayaa waxa maaamulka degmada Howlwadaag ee dowlada Soomaaliya shaaca ka qaadeen in ciidamo sigaar utababaran lageeeyay gudaha suuqa Bakaaraha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib marki qal qal xaga amaanka ah oo soo wajahay suuqa ganacsiga ee Bakaare ayaa waxa maaamulka degmada Howlwadaag ee dowlada Soomaaliya shaaca ka qaadeen in ciidamo sigaar utababaran lageeeyay gudaha suuqa Bakaaraha.
Gudoomiyaha Degmadda Howlwadaag ee dowlada KMG Soomaaliya Maxamed Abuukar Cali Jacfar oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa waxa uu sheegay in ciidamo tababaran la geeyay suuqa weyn ee Bakaaraha kuwaas oo sugaya amaanka isagoon xusay in ay sii socondoonaan howlaha lagu sugayo amaanka suqaasi.

Maxamed Abuukar Cali Jacfar ayaa tilmaamay in meel walba oo ka mid ah suuqa Bakaaraha lageeyay ciidan ugooni ah si ay uga hor tagaan dadka amaandarada iyo qaraxyada soo laab laabtay kawada suuqaaasi.

Gudoomiyaha Degmadda Howlwadaag ee dowlada KMG Soomaaliya ayaa sidoo kale waxa uu ka hadlay qaraxyadii maal mihii ugu dambeeyay ka dhacay suuqa Bakaaraha isagoo sheegay in gacanta lagu dhigay ragii ka dambeeyay qaraxyadaasi ka dibna la dilay, waxana uu xusay in wax qasaaro ah aysan ka soo gaarin ciidamada dowlada ee amaanka sugayay.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip