Dagaalka oo Laba Jibaarmay Wararkii Ugu Dambeeyay!

0
Friday September 28, 2012 - 11:24:26 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 568
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaalka oo Laba Jibaarmay Wararkii Ugu Dambeeyay!

    Waxaa dagaalka uu galay weji cusub ayadoo dhanka Birta Dheer ee Kismaayo aay ka soo talaabeen taangiyada Amisom-Kenya & ciidamo kumannaan ah oo aad u hubeeysan!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa dagaalka uu galay weji cusub ayadoo dhanka Birta Dheer ee Kismaayo aay ka soo talaabeen taangiyada Amisom-Kenya & ciidamo kumannaan ah oo aad u hubeeysan! Waxaa jira iska caabin aay sameeynayaan Shabaabka ayadoo hadal uu ka jeediyay raadiyaha Shabaab ee Andulus Abu Mansun Zubeyr asagoo reer Kismaayo ugu baaqay in aay dagaalka ka qeyb qaataan oo aan la baqin. Waxaana ciidamada Dowladda aay la wareegeen Dekeda Kismaayo & goobo kale oo ka mid ah magaalada.

Wararka qaar ayaa sheegaya in Madaxtooyada aay soo gaareen Ciidanka balse wax xaqiijinaya ma helin Shabakada Warsheek balse waxaa soconaya dagaal aad u culus taaso la leeyahay waa kii ugu cuslaa ee ka dhaca magaaladaan abid waayo hore uma dhicin in badda & dhulka laga weeraro mar qura.

Waxaa aay saraakiisha Amisom & Dowladdaha Kenya & SOomaaliya isku raaceen in isla maantaba aay qabtaan magaalada wax kasta ha ku qaadatee lkn lama saadaalin karo sida xaalada noqon karto.


La soco wararka iska soo daba dhacaya ee Dagaalka Kismaayo.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip