Jen. C/Qaadir Diini Oo Meesha Kasaaray Jiritaanka Jabhada Raaskambooni
Taliyaha Ciidanka xooga Dalka Soomaaliyeed oo shalay Booqasho ku tagay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Juibada Hoose ayaa ka hadlay Ciidamada Huwanta ah ee Kismaayo qabsaday iyo waxa ay yihiin iyo sidoo kale Cida ay ka amar qaataan.