C/Qaadir Nadaara oo Loo Magaacay Afhayeenka madaxtooyada Dowlada Koonfur Galbeed iyo lataliyaha dhanka warfafinta Shariif Xasan

0
Monday March 02, 2015 - 11:16:21 in Wararka by
  • Visits: 1573
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    C/Qaadir Nadaara oo Loo Magaacay Afhayeenka madaxtooyada Dowlada Koonfur Galbeed iyo lataliyaha dhanka warfafinta Shariif Xasan

    C/Qaadir Nadaara oo Loo Magaacay Afhayeenka madaxtooyada Dowlada Koonfur Galbeed iyo lataliyaha dhanka warfafinta Shariif Xasan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

C/Qaadir Nadaara oo Loo Magaacay Afhayeenka madaxtooyada Dowlada Koonfur Galbeed iyo lataliyaha dhanka warfafinta Shariif Xasan
Cabbdulqaadir Cashar Nadaara oo ka Mid ah Wariyayaasha Soomaaliyeed Ee Mudada Ku sugnaaa Dalka Dibadiisa Islamarkaana ka Howlgalay Warbaahinno Dhowr ah oo Ku Yaal Dalka Iyo Dibada Ayaa Waxaa loo Magacaabay in uu Noqdo Afhayeenka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Iyo Taliyaha Dhanka Warbaahinta Ee Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan sheikh Aadan
Warqad Qoraal ah oo kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan sheikh Aadan ayaa Cabdulqaadir Cashar Nadaara Waxaa Loogu Magacaabay in uu Noqdo Afhayeenka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Iyo La Taliyaha Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Ee Dhanka Warbaahinta
Cabdulqaadir Cashar Nadaara ayaa waxaa uu kasoo Shaqeyay Idaacaddo Maxali ah iyo TV’yo Madax banan oo ay Soomaali Leedahay
Nadaara ayaa Hadda Kus ugan Dalka Ingariiska oo uu Muddooyinkii Danbe ku Noolaa Xilkaani loo Magacaabayna Wali kama Uusan Hadlin
Warqadii Xilkaasi loogu Magacabay ayaa sidaani U qorneed

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip