Gdoomiyaha Ahlusunna''Baarlamaanka Jubbaland waa maleeshiyaadlka Raaskambooni''(Dhageeyso)

0
Wednesday May 13, 2015 - 11:56:37 in Wararka by
  • Visits: 1431
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gdoomiyaha Ahlusunna''Baarlamaanka Jubbaland waa maleeshiyaadlka Raaskambooni''(Dhageeyso)

    Shiikh Maxamed Yuusuf Aw-libaax Gudoomiyaha Ahlu-sunna ee gobalada Koonfureed ayaa siweyn u dhaliilsan Siyaasada Axmed Madoobe ayaa sheegay in dhibaatooyin badan uu Kismaayo ka wado maamulka Axmed Madoobe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shiikh Maxamed Yuusuf Aw-libaax Gudoomiyaha Ahlu-sunna ee gobalada Koonfureed ayaa siweyn u dhaliilsan Siyaasada Axmed Madoobe ayaa sheegay in dhibaatooyin badan uu Kismaayo ka wado maamulka Axmed Madoobe.
Wuxuu sheegay in magaalada Garbahaarey ay ka wadaan shir looga arinsanayo sidii looga bixi lahaa dhibaatooyinka Kismaayo ka jira.
Isagoo ka hadlayey Baarlamaan dhowaan loo sameeyey maamulka Jubbaland ayuu sheegay inaysan Aaminsanayn Baarlamaankaasi isagoo sheegay in dhamaantood ay yihiin Kooxdii Raaskaambooni.

Dhinaca kale Wuxuu sheegay inay Talaabo wanagsan sameyeen Barlamaanka Federaalka ah oo mooshin ka keenay barlamaanka Jubba,wuxuna sheegay inay soo dhaweynayaan,halka uu madaxweynaha somalia ku sheegay inuu dhinaca ku wato Axmed Madoobe.

Maamulka Axmed Madoobe ayaa diidmo badan kala kulmaya dadka goboladda Jubbaland waxaana dhismaha Baarlamaanka maamulkaasi uu ku waayey taageeryaal badan oo hore ula safnaa.

Eedeeynta Loo Jeedinaaayo Xildhibaaanadda Baarlamaanka Maamulka Ku Meel Gaarka h Ee Jubbaland ayaa Waxaa ay Waayahaani Noqotay Mid Taxane ah

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip