Maamulka Jubbaland oo ka hadlay dagaalka Gobolka Sool

0
Wednesday October 24, 2018 - 19:28:28 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 1094
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Jubbaland oo ka hadlay dagaalka Gobolka Sool

    Dowlad goboleedka Jubbaland oo baaq nabadeed u dirtay beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaaya deegaanka Dhumay ee Koonfurta Gobolka Sool.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowlad goboleedka Jubbaland oo baaq nabadeed u dirtay beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaaya deegaanka Dhumay ee Koonfurta Gobolka Sool.

Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee Dowlad gobolleedka Jubbaland Maxamuud Seyid Aadan oo la hadlay warbaahinta ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dagaalada dhiigga badan ku daatay ee ka socda deegaanka Dhumay ee Gobolka Sool, wuxuuna ku baaqay in si shuruud la’aan ah loo joojiyo dagaalkaasi.

Maxamuud Seyid Aadan ayaa intaas ku daray in maamulka Jubbaland uu juhdi ku bixineyso sidii dagaalkaakaas loo joojin lahaa.

Deegaanka Dhumay ee Koonfurta Gobolka Sool ayaa waxaa labadii maalmood ee lasoo dhaafay ka dhacay dagaalo xoogan,kuwaasi oo dhexmaray laba Maleeshiyo beelood oo wadadaga deegaankaasi

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip