Faah Faahin:-Qarax Lala Eegtay Ciidamo Ka Tirsan Maamulka Jubbaland

0
Monday February 20, 2017 - 13:31:32 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1356
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faah Faahin:-Qarax Lala Eegtay Ciidamo Ka Tirsan Maamulka Jubbaland

    Wararka aan ka heleyno Magaalada Kismaayo oo Xarun KMG u ah maamulka Jubbaland ayaa waxa ay ku waramayan in maanta halkaasi Qarax lagula eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Jubbaland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka aan ka heleyno Magaalada Kismaayo oo Xarun KMG u ah maamulka Jubbaland ayaa waxa ay ku waramayan in maanta halkaasi Qarax lagula eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Jubbaland.

Wararka ayaa sheegaya in Qaraxa uu ahaa Miino dhulka lagu aasay oo qabsaday gaari ay la socdeen Ciidamo tirsan maamulka Jubbaland.

Qaraxa Miino ee maanta Ciidanka maamulka Jubbaland lagula eegtay gudaha Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ku dhintay Hal Askari halka ay Afar kalana ay ku dhaawacmeen.

Askarta dhaawacyada qaba ayaa la geeyay isbitaalka Magaalada Kismaayo.

Mudooyinkaan danbe ayaa Ciidanka Jubbaland waxay sii xoojiyeen Dagaalada ka dhan Ururka Al Shabaab.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip