Sheekh C/qaadir Sh. C/raxmaan Celi oo farriin muhiim ah u diray shacabka iyo asxaabta Warsheekh + VIDEO

0
Thursday November 20, 2014 - 19:58:46 in Wararka by
  • Visits: 1946
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheekh C/qaadir Sh. C/raxmaan Celi oo farriin muhiim ah u diray shacabka iyo asxaabta Warsheekh + VIDEO

    Sheekh C/qaadir Sh. C/raxmaan Celi ayaa ka warbixiyay mowlaca Sheekh C/raxmaan Celi oo uu sheegay Sheekha inuu dhisnaa muddo 40-sano ka badan aan la dayactirin, mowlacaas oo Sheekh C/raxmaan Celi ka faafin jiray diinta Islaamka iyo barashada culuunta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh C/qaadir Sh. C/raxmaan Celi ayaa ka warbixiyay mowlaca Sheekh C/raxmaan Celi oo uu sheegay Sheekha inuu dhisnaa muddo 40-sano ka badan aan la dayactirin, mowlacaas oo Sheekh C/raxmaan Celi ka faafin jiray diinta Islaamka iyo barashada culuunta Islaamka ayuu ugu baaqay shacabka, jaaliyadaha, ganacsata iyo cid kasta oo ka mid ah asxaabtii Sheekh C/raxmaan Celi ka soo diin qaaday inay isku kaashadaan sidii loo dayactiri lahaa mowlaca.
Qof kasta oo dooneysa inay gacan ka geysato waxay la soo xiriiri kartaa wiilka uu dhalay Caalimka weyn ee C/raxmaan Celi oo lagu magacaabo Sheekh C/qaadir Sh. C/raxmaan Celi Tel: 00252615522055.



Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip