Gacal iyo Xigaal idin wada farax !!!, Waxa halkaan Tahniyad Aroos loogu dirayaa Arooska iyo Aroosada C/raxman Xaaji Axmed Xaaji Maxamud Maxaadey (Farxaan) iyo Caruusadiisa Safiyo Sheekh Cumar Sheekh Maxamed Sheekh Cabdi oo aqalgalkoodu kadhacay degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho.
Dhamaan Maamulka sare iyo shaqaalaha Shabakada Warsheekh Waxey hambalyo kal iyo laab ah halkaan umarsiinayaan Alcaruus C/raxman Xaaji Axmed iyo Caruusadiisa Safiyo Sheekh Cumar oo aqal galkoodu kadhacay degmada Boondheere ee gobolka Banaadir.
Tahniyad Tan lamid ah ayaa waxa dirayo dhamaan Asxaabta hoos ku xusan
1. Maxamed Sheekh Cumar iyo Xaaskiisa Seynab Sheekh Cisman
2. C/qaadir Maxamed Xuseen (Kaabiista) iyo Xaaskiisa Sahro Sheekh Cumar
3. Isxaaq Xaaji Muuse iyo Xaaskiisa Khadiijo Sheekh Abuukar
4. C/raxman Sheekh Abuukar iyo Xaaskiisa Sahro Xaaji Axmadey
5. Maxamed Xaaji Axmedey
6. Maxamud Xaaji Axmadey
7. Aweys Sheekh Cumar iyo Xaaskiisa Sacdiyo Sheekh C/raxman
8. C/raxman Maxamed Macalin Da’ud (Shiine)
9. Aanis Cali Maxamud
10. Maxamud Sheekh Axmed Yare
11. Xasan Maxamed Xuseen (Xasan yare)
12. Maxamed Sheekh Abuukar
13. Axmed Sheekh Da’ud
14. Xuseen Sheekh C/raxman (Kaloore)
15. Cisman Sheekh C/raxman (Cismaanow)
Iyo dhamaan Jaaliyada reer Warsheekh ee kunool wadamada Kenya iyo Konfur Afrika waxey utahniyadeenayaan Arooska iyo Aroosada C/raxman Xaaji Axmedey iyo Safiyo Sheekh Cumar oo Aqal galkoodu kadhacay degmada Boondheere Magaalada Muqdisho waxeyna leeyihiin noqda kuwi isku waara ubad Kheyr qabana kala hela, AAAAAAAAAAAAAAmiiiiiiiiiiiiiiiiiiin.
W/D: Xafiiska Shabakada Warsheekh ee Magaalada Muqdisho
C/raxman Xaji Axmed & Safiyo Sh:Cumar
Gacal iyo Xigaal idin wada farax !!!, Waxa halkaan Tahniyad Aroos loogu dirayaa Arooska iyo Aroosada C/raxman Xaaji Axmed Xaaji Maxamud Maxaadey (Farxaan) iyo Caruusadiisa Safiyo Sheekh Cumar Sheekh Maxamed Sheekh Cabdi oo aqalgalkoodu kadhacay degma