Suldaan Aweys oo Tacsi udiray Allaah Unaxariistee Marxum Max'ed Dhere.

0
Friday November 16, 2012 - 22:48:16 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 648
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suldaan Aweys oo Tacsi udiray Allaah Unaxariistee Marxum Max'ed Dhere.

    Suldaan Aweys Suldaan Maxamud, Suldaanka Beesha lixda Celi Cumar ayaa dhambaal Tacsi ah waxa uu soo gaarsiiyay Xafiiska Shabakada Warsheekh ee magaalada Muqdisho isagoo ka tacsiyeenayo Allaah Unaxariistee Gudoomiyihi hore ee gobolka Banaadir halyeey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Suldaan Aweys Suldaan Maxamud, Suldaanka Beesha lixda Celi Cumar ayaa dhambaal Tacsi ah waxa uu soo gaarsiiyay Xafiiska Shabakada Warsheekh ee magaalada Muqdisho isagoo ka tacsiyeenayo Allaah Unaxariistee Gudoomiyihi hore ee gobolka Banaadir halyeey Maxamed Cumar Xabeeb Maxamed Dheere.
Suldaanka ayaa geerida kutimid marxuumka waxa uu ugu tacsiyeeyay guud ahaan Umada Soomaaliyeed gaar ahaan ehelka iyo qaraabadi uu ka geeriyooday marxuumka isagoo eebana uga baryay danbi dhaaf iyo naxariisti Jano.

Suldaan Aweys Suldaan Maxamud ayaa waxa uu kamid yahay duubabka Soomaaliyeed ayaa isagoo ku hadlaya magaciisa iyo kan beelaha uu matalo waxa uu tacsi gaar ah udirayaa qoyska marxuum Maxamed Dheere oo ku tilmaamay inuu ahaa geesi baneeyay kaalin weyn uu kaga jiray Qaranka Soomaaliyeed isla markaana si weyn loo xasuusan doono.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip