Amiiradi Alshabaab oo kabaxsanaya Soomaaliya (Warbixin)

0
Friday November 30, 2012 - 14:02:19 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 666
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Amiiradi Alshabaab oo kabaxsanaya Soomaaliya (Warbixin)

    Taliye ku xigeenka dhanka hawgalada ciidamada anabad illainta midawaga afrika korneel Istivano Mujiro ayaa sheegay in qaar kamid ah saraakisha al-shabab ay haatan bilaaben in ay ka baxsadaan wadanka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliye ku xigeenka dhanka hawgalada ciidamada anabad illainta midawaga afrika korneel Istivano Mujiro ayaa sheegay in qaar kamid ah saraakisha al-shabab ay haatan bilaaben in ay ka baxsadaan wadanka Soomaaliya. Kornel Mujiiro ayaa cadeeyay in sarakishaasi ay yihiin kuwo garaya wadamada ay ku jirto yemen.

War bixinta oo ay si aad ah u qareen wakaladaha iyo talafishanada calamka ayaa taliyaha waxa uu mujiyay sida ay ciidamada midawga afrika AMISOMiyo kuwa dawlada Soomaaliya ay cadaadis ugu saraayaan dagaal yahanada al-shabab oo gobo ka mid ah gobolada konfurta somalia ka dhaq dhaqdhaqaaya in ay halkaasi isaga baxaan.

Waqti waxa ay dawlada yemen ay shegtay in dagaal yahano al-shabab ah ay kusoo qul qulayaan wadankasi kuwasi oo ku biiraayay al-qaeda wadankaasi yemen.

18-kii bilod ee lasoo dhaafay ayaa waxa ay ciidamada amisom iyo kuwa dawlada waxa ay hour maro ay ka sameyen qar kamid ah gobolada wadanka Soomaaliya.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip