Siyaaro Sh: Cabdiraxman & Sh: Muxumed ee Sweden (Sawiro)

1
Thursday December 13, 2012 - 09:00:48 in Siyaaro by Xarunta Dhexe
  • Visits: 8118
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaaro Sh: Cabdiraxman & Sh: Muxumed ee Sweden (Sawiro)

    Siyaarada Mashaa'ikhda oo lagu qabtay Wadanka Sweden Gaar ahaan Lookaalka ku yaalo Friskvärdstorget Göteborg (Gothenburg) Sweden taariikhda marka ey eheed 07/12/2012 ilaa 08/12/2012 waxaa kasoo qeybgalay Mashaa&#

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaarada Mashaa'ikhda oo lagu qabtay Wadanka Sweden Gaar ahaan Lookaalka ku yaalo Friskvärdstorget Göteborg (Gothenburg) Sweden taariikhda marka ey eheed 07/12/2012 ilaa 08/12/2012 waxaa kasoo qeybgalay Mashaa'ikh badan iyo Dhalinyarada Ahlusunna Waljamaaca ee kunool Gothenburg iyo Nawaaxigeeda iyo Haweenka Magaalada.
Siyaarada ayaa la qabtaa sanadkasta xiligaan oo kale kana dhacdo daafaha dunida iyo dalkeena Soomaaliya.

Siyaarada waxaa lagu bilaabay qur.aan akhris kadibna qasiidooyinka nabi amaan ah iyo kuwa mashaa.ikhda.

sidoo kale waxaa laga akhriyey taariikhda shiikh Cabdi celi iyo Shiikh muxumud Shiikh Cabdi iyo doorka ey ka soo qaateen fidinta diinta islaamka ee dalka soomaaliya.
waxaana lagu soo qatimay siyaarada xadrooyinka Seylaciyada iyo Aweysiyada.

mashaa,ikhda ka soo qeybgashay iyo dhaliyarad Ahlu suna waljamaaca


1) Shiikh Cabdiraxmaan Shiikh Muxudiin Celi
2) Shiikh Cabdulaahi Salaad Warsame
3) Shiikh cabbas shiikh Yuusuf Direed
4) Shiikh Ibraahim Cali Xassan
5) Shiikh Maxamud Axmed Mooge (Siqdi)
6) Shiikh Cabdi kariin Shiikh Cumar
7) Shiikh Cabdiraxmaan Xuseen (Fanax)
8) Shiikh Xasan Maxamuud Iidow
9) Yuusuf Xuseen isla markaana ahaay xiriiriya siyaarada
10) Axmed Mohammuud (Axmed-Warshiikh)
11) Shiikh Maxamuud Nuur
12) Bile Xaaji Xuseen
13) Xaaji Muuse Cadow
14) Macalin Cabdi Xaaji
15) Ayuub Maxamed Raajis
16) Abba Xuseen Maalin Bariir
17) Jabriil Xaaji Maxamed Muuse
18) Nuur Jiile
19) Xaaji Gurey
20) Cabdiraxman Maxamed (Maanka)
21) Siid Cali macalin Seerjito
22) Maxamuud Mataan
23) Cabdiraxmaan Xaaji Axmed
24) Xaaji Aweys Cali Shiikh Muxudiin
25) Cabdiraxman Shiikh Axmed Yare (Saalis)
26) Cabdiraxmaan Macalin Daa,uud
27) Maslax
28) Maxamed Maxamuud Daacad
29 Cabdiraxman Siid Cali Macalin Seerjito
30 Macalin Axmed Xaaji Cabdulaahi


waxaa kale oo ka soo qeybgalay siyaarada Haweenka ahlu sunna waljameeca ee magaalada Göteborg (Gothenburg) Sweden.
1) Fadumo Shiikh Muxudin Celi ( Binti shiikh )
2) eedo Faadumo Macalin Xassan Hadaafow
3) Binti Maxamed Wehliye
4) Duniyo Xaaji Deelaal
5) Madiino Cumar Buube
6) Nadiifo Maxamud siyaad
7) Leylo Maxamud Maxamed (Ruugyare)
8) Bishaaro jimcaale Gacal
9) Madiino Macalin Cali
10) Mako Maxamed Habarwaay
11) Xaliimo Xaaji muxumud Ow-Nuur
12) Faadumo Shiikh Axmed Yare
13) Saciido Maxamud Wehliye
14) Jiqey Maxamed Muxudin
15) Fadumo Xaaji Cabdullahi Shiikh Muxumud
16) Foos Daa.uud Maxamuud hadaafow
17) Fadumo Cosoble
18) Fadumo Rooble
19) Nimco Cabdirahman
20) Foos Cabdirahman
21) Naqwo Cabdirahman
22) Aniso Maxamud Calasow
23) Sacdiyo Fure ( somali)
25) Luul Xaaji Mukhtaar Shiikh Muxudiin Celi
24) Miski Xasan Muuse
26) Muno raage Sheegow
27) Ayaan iyo Muno
28) Muno iyo Maryan iyo Deeqo Gaduudow

Gabagabadii waxaa siyaarada loogu duceeyey umada soomaaliyeed in ilaahey dhibka ka dul qaado nabad iyo horomarna gaarsiiyo.

Soo diyaariyeyaal
Abdirahman Shiikh Ahmed Yare (Saalis)
iyo
Abdirahman Haaji Ahmed

Gothenburg Sweden


http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Sweden%20(21).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Sweden%20(22).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Sweden%20(2).jpg
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Sweden%20(22).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Sweden%20(3).jpg
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Sweden%20(23).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Sweden%20(4).jpg
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Sweden%20(24).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Sweden%20(5).jpg
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Sweden%20(6).jpg
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Sweden%20(1).jpg
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Sweden%20(7).jpg
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Sweden%20(8).jpg
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Sweden%20(9).jpg
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Sweden%20(10).jpg
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Sweden%20(11).jpg
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Sweden%20(12).jpg
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Sweden%20(13).jpg
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Sweden%20(14).jpg
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Sweden%20(15).jpg
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Sweden%20(16).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Sweden%20(17).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Sweden%20(18).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Sweden%20(19).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaaro_Sweden%20(20).JPG

Dhamaad


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip