Qaar ka mid ah Magacyada Xildhibaanada barlamaanka Cusub ee Dowlad Midnimo Qaran

0
Tuesday January 27, 2009 - 13:10:02 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 6343
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaar ka mid ah Magacyada Xildhibaanada barlamaanka Cusub ee Dowlad Midnimo Qaran

    Waxa baryahaan la isla dhax marayay shaxda awood qeybsiga Xubanaha ka mid noqon doono Baarlamaanka Cusud ee Dowlad Midnimo Qaran aya waxa la helayaa wara hour dhac ah oo si hoose lagu helayo iaydoo ee inoo suura gashay in aan gacanta ku dhigno qaar k

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa baryahaan la isla dhax marayay shaxda awood qeybsiga Xubanaha ka mid noqon doono Baarlamaanka Cusud ee Dowlad Midnimo Qaran aya waxa la helayaa wara hour dhac ah oo si hoose lagu helayo iaydoo ee inoo suura gashay in aan gacanta ku dhigno qaar ka mid ah magacyada xilidhibaanada Gaar ahaan Beesha Hawiye

 


beesha Mudullood

1     Sheekh Shariif Sh. Axmed
2     Sheekh Daahir Maxamuud Geelle
3     Sheekha Bashiir Caddow Calasow
4     Sheekh Xasan Axmed (Dheere)
5-   Sheekh Yuusuf Tuur-xume Jimcaale
6-   C/llaahi Macalin Muqtaar
7-   Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan)
8-   Cumar Cali Nuur (Furdug)
9-   Max’ed Sheekh Maxamuud C/raxmaan
10-  Cali Cumar Geeddi (Cali Garabey)
11-  Xasan Axmed Maxamuud (Xasan dheere)

Beesha Habar gidir


1 Cabdi Abshir Dhoore
2. Caasha Xaaji Cilmi
3 Drs. Aamina Siciid Cali (Xorriyo)
4 C/raxmaan C/shakuur Warsame
5 Axmed Macalin Yuusuf
6 Xuseen Cali Calas
7 C/llaahi Naaleeye Xasan
8 Cabdi Maxa’ed Abtidoon
9 C/llaahi Raage Xuseen
10 C/qaadir Macalin Geeddi
11)Daahir Xasan Guutaale

Beesha Karanle

1) Sheekh C/raxmaan Maxamuud Faarax Janaqow
2) Sheekh Yuusuf Cali Ceynte
3) Sheekh Xassan Macalin
4) C/llaahi Nucmaan
5)  Maxamed Nuur Xasan Carab
6) Drs Faadumo Yalaxoow

Beesha Xawaadle


1) Col. Cumar Xaashi Aadan
2) Sheekh C/raxmaan
3) Cabdi Jimcaale Cusmaan
4) Cali Ganeey
5) C/qaadir Xasan Cabdi

Beesha Gaaljecel

1) Sheekh Maxamuud Garweyne
2) Abuukar Xasan Cali
3) Xuseen Nuunow
4) C/qaadir Dhicisow

Beesha Gugundhabe

1) Dr. Max’ed Cali Ibraahiim
2) Dr. Cumar Idiris (Cumar Dhere)
3) C/llaahi Maxamuud Aadan

Beesha Maxamuud Hiraab

1) Axmed Diiriye Max’ed
2) Sheekh Geesey
3) C/llaahi Ciise Abtidoon


Waxa dhawaan idin soo gudbin doonaa magacyada Xildhibaanada beelaha kale ee Soomaaliyeed oo qaarkood wili qabyo ah


 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip