Tahniyada Dhalasho: Mukhtaar C/raxmaan Sh Axmed Yare

0
Thursday January 24, 2013 - 18:36:15 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 4403
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tahniyada Dhalasho: Mukhtaar C/raxmaan Sh Axmed Yare

    Waxaa tahniyad dhalsho farxad leh hawada loo marinayaa aabe C/raxmaan Sh Axmed Yare (Saalis) iyo Marwadiisa Luul Xaaji Mukhtaar oo wiil ugu dhashay dalka Sweden tariikhda markey aheyd 15/01/13 wiilkaas oo loo bixiyey Mukhtaar C/raxmaan Sh Axmed Yare

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa tahniyad dhalsho farxad leh hawada loo marinayaa aabe C/raxmaan Sh Axmed Yare (Saalis) iyo Marwadiisa Luul Xaaji Mukhtaar oo wiil ugu dhashay dalka Sweden tariikhda markey aheyd 15/01/13 wiilkaas oo loo bixiyey Mukhtaar C/raxmaan Sh Axmed Yare waxaana la leeyahay mukhtaar soo bar-baar oo noqo kii dadkiisa, dalkiisa iyo diintiisaba anafaca Aaamiin Aaamiin Aaamiin.


Waxaa tahniyada farxada leh diraya dadka kala ah:

Hooyo Madiino Xaaji Muxumud Ow- Nuur
Fadumo Shiikh Axmed-Yare
Maxamed Shiikh Axmed-yare
Maxamuud Shiikh Axmed-Yare
Cabdiraxmaan Maxamed Cali
Caasho Shiikh Axmed-Yare
Abuukar Shiikh Axmed-Yare
Aamino Shiikh Axmed Yare
Cumar Shiikh Axmed-Yare
Cali Shiikh Axmed-Yare
Cabdiraxmaan Maxamed Macalin Daa.uud
Faiza Maxamed Shiikh Axmed-Yare
Amina-sahra Maxamed Shiikh Axmed.Yare
Daa.uud Maxamed Macalin Daa.uud
Cabdiraxman Maxamed Shiikh Axmed-Yare
Maxamed-amin Maxamuud Shiikh Axmed-Yare
Faiza Jabriil Cali garaare

Dhammaan dadkaan iyo dad kale oo farabadan waxey tahniyad dhalasho farxad leh hawada u marinayaan
Cabdiraxmaan Shiikh Axmed-Yare Sh Muxumud iyo Luul Xaaji Mukhtaar Sh Muxudiin oo wiil ugu dhashay wadanka Swedan gaar ahaan Magaalada Gothenburg (Göteborg) taariikhda marka ey eheed 15/01/2013 waxaana loo bixiyey Mukhtaar Cabdiraxmaan Shiikh Axmed-yare waxeyna leeyihiin soo barbaar noqo kii diintiisa dalkiisa iyo waalidkiis anfaco aamiin. aamiin.

Dhinaca kale waxaa iyana tahniyad taa lamid ah diraya dhammaan maamulka, Shaqaalaha iyo qaar kamid ah aqristayasha shabakada Warsheekh waxeyna leeyihiin Mukhtaar soo bar-baar oo noqo kii dadkiisa,dalkiisa iyo diintiisaba anfaca Aaamiin Aaamiin Aaamiin.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip