Mowliid Qatinka Reer Sheekh Cabdi Ow Cumar ee Nairobi (Sawiro)

0
Friday February 08, 2013 - 01:25:39 in Siyaaro by Xarunta Dhexe
  • Visits: 3714
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mowliid Qatinka Reer Sheekh Cabdi Ow Cumar ee Nairobi (Sawiro)

    Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa lagu qabtay Mowliid Qatin ee sameeyeen Jameecada reer Sheekh Cabdi Cumar gaar ahaan Jameecada reer Maxamed Nuur Bin Luqmaan oo hogaaminayo saaxibul sijaadaha Sh Shanyaalow Sh Maxamed Nuur Bin Luqmaan, iyo Shee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa lagu qabtay Mowliid Qatin ee sameeyeen Jameecada reer Sheekh Cabdi Cumar gaar ahaan Jameecada reer Maxamed Nuur Bin Luqmaan oo hogaaminayo saaxibul sijaadaha Sh Shanyaalow Sh Maxamed Nuur Bin Luqmaan, iyo Sheekh Cisman Sheekh Muxumed Sheekh Cabdi Ow Cumar. Xafrlada oo aheed mid si weyn loo soo agaasimay eena kasoo qeybgalaeen culuma’udiin iyo dadweyne mucashaqiinta Rasuulkeeni Muxamad ah (CSW) ayaa waxa halkaa culimo badan siweyn uga faaloodeen sirada suubanaheeni Muxamad Naxariis iyo Nabadgalyo korkiisa alaah yeelee.

Sheekh Maxamed Yuusuf (Dhagaxbuur)
Sheekh Maxamed Sheekh Cabdulaahi
Sheekh C/llaahi Cali Aadan (Sarfi)
Sheekh Xuseen Sheekh Dayib
Sheekh Cabdulaahi Cali Aadan (Abgaalow)
Sheekh Ibraahim Macalin NUur (Biimaalow)
Sheekh Axmed Kaboole


Sidoo kale muxaadarooyinka culimada soo jeedinayeen waxa dhaxtaal u ahaa Qasaa’id aad umacaan badan kuwasi oo lagu weyneenayo Mowliidka Nabi Muxamad Naxariis iyo nabadgalyo Ha ahaatee.

Gunti iyo gunaanadki Mowliidka ayaa waxa dadweynihi kasoo qeybgalay halkaa ugu duceeyay Ahlubeytki soo xaadiray munaasabada lagu soo gunaanaday dabaal degyadi socday bishaan oo idil kuwaasi oo lagu weyneenayay Maalinta uu dhashay suubanaheeni Muxamad Naxariis iyo Nabadgalyo Korkiisa Allaah yeele.

Sidoo kale Asharaafti iyo dadki kasoo qeybgalay Siyaarada Rasuulkeeni Muxamad (CSW) ayaa duco usoo jeediyay Qaar kamid ah maamooyinki sida gaarka ah isugu xilsaaray qabsoomideeda oo kale ah Maamo Xaliimo Xasan Ileeye, Maamo Waris Maxamed iyo Maamo Malyuun Suldaan, iyagoona eebe uga baryay inuu fadliga Nabigeena Muxamad Naxariis iyo Nabadgalyo korkiisa ha ahaatee uu kusiiyo Kheyr oo dhan , Shar Dhamaanteedna eebe hareer mariyo.

Waa bahda Shabakada Warsheekh Nairobi oo idin leh eebe hanagu kulmiyo munaasabada badan oo ceynkaan oo kale ah , eebana dhamaanteen ha inaga dhigo kuwa kudhinta Maxabada Nabiga (CSW) laguna soo bixiyo .

http://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(19).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(44).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(22).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(41).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(32).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(42).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(21).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(23).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(24).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(25).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(26).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(27).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(28).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(29).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(30).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(38).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(39).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(40).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(1).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(2).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(3).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(4).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(5).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(6).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(7).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(8).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(9).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(10).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(11).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(12).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(13).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(14).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(15).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(36).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(37).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(43).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(33).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(16).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(17).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(18).JPG

http://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(20).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(31).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(35).JPGhttp://warsheekh.com/spaw/uploads/Mowlidka%20Reer%20Sheekh%20Cabdi%20(34).JPG

Xafiiska Shabakada Warsheekh
Nairobi-Kenya
Mobile: 254-(0)-722635661
E-mail: warsheekh10@hotmail.com

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip