Xarakada Islaamiga ah ee Al-Islaax oo taageertay Madaxweynaha cusub ee Somaliya

0
Sunday February 01, 2009 - 13:00:18 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 803
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xarakada Islaamiga ah ee Al-Islaax oo taageertay Madaxweynaha cusub ee Somaliya

    Warsaxaafadeed ururku uusoo saaray oo kusocda madaxweynaha cudub ayaa uqornaa sidatan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warsaxaafadeed ururku uusoo saaray oo kusocda madaxweynaha cudub ayaa uqornaa sidatan.

KU: Madaxweynaha cusub ee dowlada midnimada qaran ee Soomaaliya
KU: Dhamaan shacabka soomaaliyed KU: Dhamaan beesha caalamka                                     Muqdisho:   31/01/09  U jeedo: Bayaan  

Xarakada islaamiga ah Ee al-islaax  ayada oo kaduuleysa  marxalada cusub ee uu dalku galay  waxa ay soo saartaya Bayaankaan soo cocda :

1.    Xarakadu waxa ay soo dhawayneesaa  Taageereesaana  Natiijada ka soo baxday  hanaankii geedi socodka  shirkii dib u heshiisiinta ee ka socday  dalka aynu walaalaha nahnaya  ee Jabuuti a waxayna xarakadu  ayadow u hanbalyeeneesa  Madaxwaynaha cusub  Sh SHariif SH axmed  ee lagu soo doortay  shirwaynahaas  u soo jeedineesa Talooyinka soosocda :

A)   Ka dhabaynta  balanqaadyadii  barnaamijka doorasho  iyo himilooyinkii  halgankii dheeraa  ee la soo galay  oo ay ugu wayntahaya  uguna horeeso  Dhaqangalinta shareecada islaamka 

B)   Ilaalinta midnimada iyo wada jirka  umada soomaaliyeed  iyo  doolada midnimada qaran  ee lagu unkay  shirwaynaha jabuuti.

C)    Dhameestirka howlaha dib u heshiisiineed  iyo baadi goobka xoogaga   ka soo horjeeda  hanaanka dib u heshiisiineed  ee ka socday jabuuti  ku waas oo  ugu horeeyaan Saxiibadii halganka , wixii qilaafahna lagu xaliyo wadahadal  iyo wada xaajood  si loo joojiyo  dhiiga dambe  ee soomaaliyeed  oo si macno dara ah u sii qubta.

D)   Dhisme ciidan qaran   oo xoogan  isugana jira militaray iyo boolis si deg deg ah  ciidan kas oo hanan kara  soo celinta amnigii , iyo kala dan beenta  iyo xasiloonia dalka  si ay meesha ugu baxdo baahida loo qabo joogista iyo keenista  ciidamo    shisheeye.

2.    Xarakadu waxay  dhamaan shacabka soomaaliyee u soo jeedinesaa  in ay taageero hagar la’aan ah  lagarab is taagaan  Doolada midnimada qaran iyo hogaanka cusub  ee dala  kartina u leh fulinta waajibaadka  adeeg ee horyaala.

3.     Xarakadu waxay sigaar ah muqaawamada ugu soo jedineesaa  in ay si buuxda u taageeraan  is kuna garab is taagaan  Dowlada midnimada qaran iyo hogaanka cusub ee dalka  si loo gurto miri hii halganka  loona hergaliyo  himilooyinkiisii  oo ay kamid ahaayeen  Dhaqan galin ta shareecada islaamka  shcabka soomaaliyeed.

4.     Xarakadu waxay beesha caalamka u soo jeedineysaa  in  ay ka dhabeeso balanqaadyadeedii ahaa  in ay si buuxda oo ahagar la’aan ah u taageereso  natiijada ka soo baxday  hanaanka geedi socodka  wadahadalada dib u heshiisiinta  ee jabuuti  si looga fogaado  fashilidii  horaya  ula soo gudboonaadaya  hogaanadii hore  ee dalka .  


Gudoomiyaha  Al- islaaxa 
Sh. Cusmaan Ibraahin Axmed

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip